Eng mohamed yusuf

Eng mohamed yusuf

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng mohamed yusuf, College & University, Addis Ababa.

Photos from Eng mohamed yusuf's post 27/07/2025

M Raaso ayaa maanta isugu soo baxay dabaaldag ay kusoo dhaweenayeen go'aanka taarikhiga ah ee ay xukuumadu qaadatay laguna ansixiyay qaabdhismeedka cusub
ee degmooyinka, maamul magaalooyinka iyo gobolada waxayna umahadceliyeen xukuumada iyo xisbiga barwaaqo ee soomalaida oo uu ugu h**eeya madaxwaynaha DDS mudane musdafe muxumed cumar, golaha fulinta iyo golaha xildhubaanada DDS maadaama ay kamid noqtay m m Raaso ee la ansixiyay

07/04/2025

Isbitaal ku yaalla Muqdisho ayuu goordhow ku geeriyooday Jen Sheegow Axmed Cali oo u xirnaa Dowladda Soomaaliya, sida ay ilo ku dhow xaqiijiyeen.

Sheegow ayaa 10 sano xabsi ah h**e ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, ka dib shaqaaqo ka dhacday Muqdisho.

19/01/2025

qof faqiir ah tahay
Ama qani wax haysatay
Ama qunyar socod ah tahay
Ama quwad aad faanto ledahay
Ama abwan wax qora tahay
Ama qarni noolow is ledahay
Ogow qabrigu ruux kale marna ba loo qaadi maayo

31/10/2024
Photos from Eng mohamed yusuf's post 25/09/2023

Bambaas Home of Aw Qudub Shekhaal Ethiopia 🇪🇹

24/09/2023

Allh ha unaxaristo aamin aamin

Photos from Eng mohamed yusuf's post 21/09/2023

The beautiful Village of Wanchi, Ethiopia 🇪🇹

It is located in the Southwest Shewa Zone; bordered on the southwest by Amaya, on the north by Western Shawa Zone (Ambo district), and on the southeast by Waliso and Goro District. The administrative centre of Wanchi is Chitu. Dariyan and Haroo-Wancii have emerged as rapidly growing rural towns. Specially Haroo-Wancii town, which is located at a distance of 5 km from Wancii Crater lake, is attracting the attention of many investors and booming.

In 2021, Wanchi was selected as the best TourismVillage by World Tourism Organization (UNWTO).

Photos from Eng mohamed yusuf's post 21/09/2023

Shacbaan Shanta Som
Halo soo duceyo
Inuu allh ufududeyo qalinka

20/09/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Addis Ababa