Qalbi-dafle high school

Qalbi-dafle high school

Share

Like iyo share saar pagkan please

15/03/2026

Qayba kamida wax qabadka Gudoomiye+xildhibaan Cabdulahi(Daacad)..

*wuxuu dadaal iyo juhdi ay la socoto daacadnimo galiyay dhamaan heshiisiinta bulshada gobolka Doollo
*Wuxuu gobolka galiyay xasilooni siyaasadeed iyadoo gobolku caan ku ahaa is qab qabsi hogaamineed..iyo muranka hawl fulinta gobalka xafiis kasta adeegiisa hawl fulineed ayuu helaa
*wuxuu xooga saaray adeegyada hormarinta bulshada sida laamiga wardheer gudaheeda ah wadooyinka jayga ah wadada soloyelay wadada buuhoodle iyo wardher wadada lehel yucub iyo wardheer
*isgaarsiinta biyaha matoorada layrka solarka master planka
*wuxuu gobalka ka saaray beentii warkii groupkii jaajuusnimadii musuqii wuxuuna kula xisaabtamay hogaaminta shaqo un
*Wuxuu meel sare oo lama taabtaan ah gaarsiiyay xoriyatul qawlka mana jirto qof loo xiro aragtidiisa uu ka hadlay ama qof shaqaala ah oo mushaar looga joojiyo iyo I.T.laga saaro midna
*Wuxuu adkeeyay saraynta sharciga wuxuuna xiriir adag oo wada shaqayneed la sameeyay maamulada dariska ah dhamaantood...
*inta uu gobalka joogay waxaa ku soo kordhay laba degmo iyo afar maamul magaalo oo qaabdhismeedka deegaanka kamid noqday...
*wuxuu kor uqaaday oo dhaadhiciyay tabarada xisbiga wuxuuna dhisay xubno xisbi oo adag qaabdhismeedkii xisbuguna udhamaystiranyahay....

waa nin dhalinyara ah degan ehelu diin ah akhlaaq ahaan dhisan Dadkiisa ku dhex jira aan isla waynayn cabqari ah Go,aan adag dulqaad badan shaqadiisa ka adag Dhal culimo iyo saldanad fac wayn ka soo jeeda...

Adiga oo dhaliilsan hadana runta qir.

Photos from SRTV  Somali's post 25/02/2026
24/02/2026
Photos from Xafiiska Maamulka Gobolka Doollo's post 23/02/2026
Photos from Qalbi-dafle high school's post 17/02/2026

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo..

Bahda dugsi sare ee qalbi dafle high school ee degmada galladi.
Dhamaan waxaan uhanbalyaynayaa ardayda qalin jabisay waxaan idin leeyahay cilmigaad barateen kuwii dalka dadka deegaanka waalidkiin macalimiintiinii maamulkiinii dugsiyada iyo jaamacadahaba kuwa ku intifaaca allaha idinka dhigo ..

waxbarta aynu barwaaqo gaarnee

kuwa deegaanka wax ku soo kordhiyo in aad noqotaan ayaa la idinka rabaa...
Guulaysta..

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


04
Addis Ababa