Abdirahman haldoor

Abdirahman haldoor

Share

Health professional onthe other hand writer and song

22/04/2022

Maansadii darajo caashaq
Qayib kamida

09/04/2022
21/10/2020

Taffaq ku duray adiga
Awgii ha tafa jiidine
Adoo tafariiq saraya
Tafa xaydoo istaag
Rajadadey tilman uthy

06/05/2020

Maxaa kashayda xanibay
Maxaa jamashadii ka xooray
Maxa xaglo daaca baday
Maxaa xiskan nugul xidhxidhay
Maxaan xulasho kudaalay

30/12/2019

_naftayday nasab gobadey
_naxariisiyo niqmad idlaydy
_naruuro an dhamaaan
_niyad sami ukabaay
_ nashqadaysa dhibka wajaha

Abdirahman haldoor Health professional onthe other hand writer and song

21/12/2019

Qaladka qomamaad kadhaxli
Qalooc wanagban ka qaty
Benta runtaan kaga qancaa
Dagaal nabadbaa ka quman
Qalbina farxadbaa u quuda

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Addis Ababa
251