Nimcaanaxmad984gmail

Nimcaanaxmad984gmail

Share

Nimcaanaxmad984gmail

17/12/2025

Aduun waa wareeroo war iyo sheekaa kahadha

20/12/2024
Photos from Nimcaanaxmad984gmail's post 27/10/2024
18/07/2024

Dadku kala ayaan roon
Ama kala aqoon dheer
Ama kala asluub weyn
Hadaan eed la doonayn
Ama deeq Illaahay
Asaraar ka taagnayn
Dadku eexo kaa gelin
Inan yahay la'aantaa
Dumar lama abuureen
Gabadh lama ammaaneen
Jacayl looma ooyeen

Geed beer udgoon iyo
Ku dhex-yaal ugbaadoo
Ubax iyo man fuulaay
Ulihii madheedhkee
Iimey ku yaalliyo
Ilo wada xareedoo
Nafta lagu illaawaay
Dayaxoo iftiimoo
Arladoo dhan gadhoo
Afar iyo tobnaadaay

Qorraxdoo aroortii
Dhulka soo abbaartoo
Sagal iid dhex joogtaay
Waxaad tahay adduunyada
Dhexda udubka haystoo
Xejiyoo adkeeyoo
Af-gobaadsan maayoo
Qurux lama amaahdee
Ashkir geenyo ugubey

Adhaxdiyo laf-dhabartiyo
Sanbabbada agtoodiyo
Ililaha halbowlaha
Eebaa ku mudanoo
Arrintii cuslaatoo
Naftu aammusnaantii
Iimaansan weydoo

Amaleey jacaylkii
Soo dhaafyey uurkoo
Afku haysan waayoo
Goortaan ogaadee
Arammidu dillaacdaan
Ooddii ka leexshee

Axdi jaba abaal luma
Kaa eegi maayee
Igadh iyo maqaarkeed
Innagoo ahaannaan
Hadalkii ku ururshee
Adiguna dheh aammiin

15/07/2024

I got 1 reaction on my recent top post! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

03/07/2024

Maalmahan todobada ah midba waayo leedahay maankayga waxa lulu mawlaw allahayaw mamoogide baryadayda meelmari maankaygana kuxasili

asxaabta aamiinta hamoogaanina

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Aanane
Addis Ababa
BOOLW