Ozman Sons

Ozman Sons

Share

Madoonaysaa Aqoon Kororsi dhinac walba ah?fadlan like dheh.

24/03/2017

lanoolow dareen jacayl

dhageysi wacan iyo kafaa iideysi wacan.

02/03/2017

Wax kabaro wax layitaahdo Dialysis" dhaqida kaliyaha.

26/02/2017

Taleefanka mugdiga lagu isticmaalo kafagoow... mugdina haku isticmaalin.
Bal muuqaalkaan yar ee carabiga ah daawo.!

Photos 12/02/2017

Sawirkaan intaad fiirisaan bal ka faaleeya , waan hubaa qof walbaba warqad noocaana buu yeeshay ...

حاولوا أن تصوملوا سياساتكم.. 11/02/2017

لم أكن مستاء من الإعلام العربي الذي تناول الصومال مثالا للدمار والانحدار، كان ذلك أمرا واقعا، كنا وبدافع الفضول الإنساني نتطلع إلى الحفر عميقا، ظننا أن شيئا ما في الأعماق بعيدا عن أنظار الجميع، ظننا أن هناك كنز يجب أن نكتشفه، وعندما وصلنا إلى القعر، لم نجد سوى البؤس يا أصدقائنا، وجدنا المكان قاتما موحشا وعرا، وقررنا وبشكل جماعي أن نعيد أدراجنا، وبدافع الحب سنخبر كل من نقابله في عودتنا بأن الطريق إلى القاع مسدودة، سنخبر الجميع بذلك، أظن أن وقوف الرئيس السابق بجانب فرماجو مشبكا يده في يده، مع ابتسامة كادت أن تشق شدقيه كافية لتخبر الأشقاء بأن الحفر عميقا جهد ضائع..

حاولوا أن تصوملوا سياساتكم.. أرجو أن يدرك كل من يكنّ للصومال حبا أنه قد آن الأوان لأن يضع يده في يد الرئيس الصومالي الذي نحسب فيه النخوة الكافية لكي لا يخون شعبه.

08/02/2017

waa ilaahay mahadii , waxaan hanbalyo u diraynaa umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan , doorasho xalaal ah ayey ahayd , waana kumahadsanyiin dhamaan xildhibaanada sharafta leh oo wadaninimada iyo xilkasnimada muujiyay..

ilaahay ha waafajiyo madaxweeynaha cusub ..

07/02/2017

Waa fartiin ku socota xildhibaanada sharafka leh ee qaranka soomaaliya ..

Fadlan hagaarsiiyo qofwaliba xildhibaanka uu saaxibka ama qaraabada layahay ...

mahadsanidiin ..

Photos 10/10/2016

Shirkada Samsung ayaa dib uceshaneysa guud ahaan model-ka cusub ee Note 7 farsamo cusubna lagalindoono kadib markii uu layimaid halis aad uqatar ah kadib markii ay qaraxyo badan ay kadhasheen. Gudaha mareykanka aya lagamamnuucidoona kadib markii qoys lagabadbaadiyey dab qabsaday gurigooda oo uu dhaliyey Samsung noocaan cusub ee Note7. Olole aya jira layiraahdo ," Simsung glaxy note7 Allert!" Ama kadigtoonow note 7 ayaa waxan idinku wargalinlaheen hadaad isticmaasho Note7 inaad digtoonaatid ama gabi ahaanba joojisid isticmaalkiisa kahor intuusan dhawac guugeysan..
Ozman sons.

Photos 10/10/2016

Caqligaga kasaar malaha, oo raadi xaqiiqda dhabta ah, si caligaga uu unoqdo mid banaanka ka ah mugdiga kagadahaaran xaqiiqda.....

Waa maxay tacliin?
Waa suaal jawaabteedu Aara kaladuwan lagabixyey, balse inagu waxaynu jawaab ogadhigeyna:- Aqoontu waa in laraadiyo xaqiiq kaaqarsoon. Allah ayaa ku ambray nabiga SCW inuu kuduceysto inu cilmiga uziyaadiyo. قل رب زد ني علما.

Raadi cilmi, micnaheeda waa raadi xaqiiqda.....

EAST LIGHT "ISLII" HOYGA SOOMAALIDA KENYA 09/10/2016

EASTLEIGH amaa sIda ay soomaalidu u taqaan" ISLII"
Waa xaafad kutaal caasimada dalka kenya , waxayna hoy u tahay badi soomaalida kunool kenya , bal muuqaalkaan kadaawo dhibaatooyinka haysta kuwa ugu waaween , maxaase lagu xalin karaa ..

FADLAN SHARE .. LIKE .. COMMENT ..

EAST LIGHT "ISLII" HOYGA SOOMAALIDA KENYA MUQAALKAAN YAR WAXAAN DIIRADA KU SAAREEYNAA DHIBAATOOYINKA KA HAYSTA SOOMAALIDA ISLII DANAHA GUUD , IYO ISMAAMUL XIMUDA JIRTA, SI LOOGU BARAARUGO WAXNA LOOGA...

Want your school to be the top-listed School/college in Cairo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Cairo