26/10/2020
salaamu caleykum, aniga oo ah Abdirizak Abukar Mustafa waxaan u taaganahay qabashada xilka gudoomiyenimo ee ardayda kulliyada beeraha jaamacada Qaahiro (Somali Agricultural students in Cairo University).
maadaama ee soo dhawaatay doorashada waxan si sharaf leh idinkaga codsanayaa (agrisoso family) inaad codkiina isiisaan iguna siisaan arimahaan soo socda:
1- dhexdhexaadnimo iyo kafogaanshaha wax kasta oo ina qeybin kara.
2- sara u qaadidda aqoonteenna oo ugu yaraan inaan isku dhiirrigelino inaan si wanaagsan wax ubarano oo aan darajo fiican ka helno imtixaanaadka sidoo kalena is caawino.
3- inaan sii xoojiyo isdhexgalka ardayda iyo in ay xusuuso fiican kala reebtaan sida rixlooyib, ciyaaro iyo hiddaha iyo dhaqankaba.
4- inaan hormuud iyo tusaale fiican u noqono ardayda kulliyadaha kale ee soomaaliyeed ee wadankaan masar.
ugu danbeyn, waxaan aaminsanahay xiriirka dhexdeenna ah inuusan ahay mid tartan ah ee uu yahay wadashaqeyn iyo iscaawin.
horrumarkeena iyo wadajirkeena waa awoodeena
igu dooro intaan iyo wixii kale ee aad horay iiga aragtay.
Mahadsanidiin
by: Abdirizak Abukar Mustafa
30/07/2020
May the Blessing of ALLAH Fill your life with happiness and open all doors of success now and always✌💜
to all Agrisoso Members and their Amazing families and all Muslims around globe Eid al Ad-ha mubarak✋💛
23/05/2020
wishing you all that Allah's blessings light up the path and lead to you happiness!
Eid mubarak to AGRISOSO members and your Amazing families!👍🌸
23/04/2020
Ururka ardeyda soomaaliyeed ee kuliyada beeraha jaamacada qaahiro(AGRISOSO) wuxuu umadda soomaaliyeed Gaar ahaan Jaaliyada iyo Ardeyda Dalkan masar waxkabarta ugu hambalyeynayaa Dhalashada bisha barakaysan ee ramadaan👍🌸 kulu caam wa intum bi Alf kheyr 💝
As Somali students cairo university, faculty of Agriculture are wishing you Happy and peaceful Ramadan! Ramadan mubarak🌸💝
25/01/2020
It was Great honour and pleasure to welcome General director of Agriculture and irrigation ministry of Somalia Hon Nour Yusuf Nour.
Who came here in Egypt before week.
The Director briefly informed to the students Development and Progress they made as ministry .
We're going to thank the Somali students association chairman mr Abdelgheny isse who host the meeting.
Agrisoso chairman Farhan Abdullah
28/11/2019
28 Nov we held Football match between Somali students of cairo university faculty of Agriculture and our S. Sudanese Colleagues which ended up with 0:0. Thank you and welcome to
next match our Colleagues!
We're really grateful for everyone who participated this friendship and integration activities
Thank you so much all👍💝 .
Xalay oo taariikhdu ahayd 28 Nov, waxaan qabanay kulan ciyaareed saaxiibtinimo iyo isdhexgal ah , kaas oo udhaxeeyey Ardeyda soomaliyeed ee kuliyada beeraha Jamacada Cairo iyo Saaxiibadeena Koofurta Sudan ee jaamacada nala dhigta.
Ciyaarta oo ahayd mid qurux badan ayaa kusoo idlaatay 0:0.
Ururka ardeyda Kuliyada beeruhu wuxuu umahadcelinayaa Cidkasta ee qayb kaqaadatay qabsoomida kulankaas👍👏
16/11/2019
farm visit 20 oct 2019
Subject: Animal and poultry production
During our visit, we saw how they were raising some of the farm animals ( livestock) in semi-intensive livestock production system.
'' Diversity doesn't have to be Weakness , it must be strength''
13/11/2019
It was Memorable night that We held sports Activities💝
01/11/2019
Xogta kulliayada beeraha ee jamacada Qaahiro.
XOGTA KULLIYADAHA || 1-Agriculture Cairo Universty
Barnamijkaan waxan ooga hadli doonaa kulliyadaha jamacadaha wadanka Masar(Egypt). Waxan ku bilaaweyna kulliyada beeraha ee jamacada Qahiro. Mid ka mid ah ard...