11/05/2025
Barashada Culuumta Qur’aanka (علوم القرآن)🎯📝🎯📝
Ku bilow kitaabka Qaacida Nuraaniya si aad u barato xarfaha, akhriska saxda ah iyo dhawaaqa Qur’aanka. 📚
🎯Kadibna u gudub barashada mutuunka Tajwiidka iyo axkaamta 📚📚🎯
🥇si aad u noqoto qof Qur’aanka si fiican u aqriya, u fahma, uguna camal fali kara.
💐📚🖊️💐📖🥇
Koorso dhammeystiran + shahaado!”📖🎯
📍Talooyin Dhiirrigelin ah:📍
Akhrinta iyo qoristu waa furaha cilmiga oo dhan.📝🔐
Qur’aanku waa nuurka nolosha, barashadiisuna waa sharaf.📖💡
Qofkii barta wax akhrintooda, qoristooda iyo Qur’aanka — wuxuu furaa albaab kasta oo kheyr ah.📕📙📒📘📗📚📖
11/05/2025
📝📝📝📝📝📝📝📝📝📝
Mudo kooban ku baro hingaada
Ilmaha yar-yar marka ay hingaada bartaan, waxay helayaan isku filnaasho barashada Qur’aanka kariimka.”
🎯
Kalsooni iyo Isku-filnaansho: Ilmo si fiican u higaadiya wuxuu helaa kalsooni dheeraad ah, taas oo u fududaynaysa in uu si firfircoon wax u barto.✏️🗒✏️🗒✏️
🎯
Hingaadu waxay ilmaha u sahlaysaa in ay akhriyaan erayo, jumlado, iyo buugaag si sax ah oo fudud.
🎯
Marka ilmuhu barto sida loo higaadiyo, wuxuu awood u yeeshaa inuu si wanaagsan u qoro fikradihiisa iyo sheekooyinka.
Machadka IQRA ACADEMY📖📚📍
04/10/2024
𝑱𝒖𝒎𝒄𝒂 𝒎𝒖𝒃𝒂𝒂𝒓𝒂𝒌 dhamaan
Uga faaidayso maalinkaan fadliga badan:
1:𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢𝐧
2: 𝐀𝐪𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐮𝐮𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥-𝐤𝐚𝐡𝐟𝐢
3: 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐪𝐟𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧
4:𝐒𝐚𝐝𝐚𝐪𝐨
5:𝐈𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐨𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐛𝐚𝐫𝐢𝐬𝐨
6- Badinta Salliga Nabiga SCW
7:𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝.
Usheer gareey qofaad lajeceshahay ❤️wanaaga
03/10/2024
Waxaan ku soo dajinay isagoo daawo iyo naxriis u ah kuwa Allahooda rumeeyay (mu'miniinta)
Ilaah SW ha nagu anfaco kalaamkiisa.
Allahayow na waafaji waxa maanta naga farxiyo, oo naga lilaali waxa na dhibaya. 🤲❤️❤️❤️
IQRA Academy
20/09/2024
Qofkii quraanka la saaxiiba Wuxu gartay Qiimaha ay Nolosha leedahay, Wuxuuna gartaaa Natiijada Arimaheeda wuxuuna helayaa Barako Albaabadaheeda oo ballaadhan.
Jumca Mubarak dhamaan.
IQRA ACADEMY
هدفنا تربية الآجيال على مائدة القرآن.
أكاديمية إقرأ للإقراء_والدراسات_القرآنية
جمـــعة مبــــاركــــة 🤍