14/06/2018
Dhamaan ummadda soomaaliyeed ee ku nool degmada kolding iyo Nawaaxigeeda waxaa uu Uuruka Soomaalida ee kolding idin leeyahay Ciid wanaagsan.
Berrito Jimcaha oo ay tariikhdu tahay15.06.2018 waxaa la xaqiijieyey inay tahay Ciid .Qof walba garsii walalaha kale ciid wanagsan ku ciida idinka iyo dhamaan carruurtiina iyo ehelkiina.