Abwaan sandheere

Abwaan sandheere Abwan sandhere

shalay maanta ku ilaw sharka khayrka ku ilaw
29/03/2023

shalay maanta ku ilaw sharka khayrka ku ilaw

29/03/2023
29/03/2023

asc ramadan kariim meelkasta ood kajoogtaan dunida dafaheeda

Tani waa maansadii lamagac baxday  (( doqonow jacaylo ))Doqonow jacaylow Daris baan ku moodo Anoon duunya dhaqan baan Da...
28/07/2020

Tani waa maansadii lamagac baxday (( doqonow jacaylo ))
Doqonow jacaylow
Daris baan ku moodo
Anoon duunya dhaqan baan
Dafahaga sogalay adna imaa
Danay nine dayn baad iga tuurtee
Doqon yohow damiiriyo jiidh damqada lahayn
Dumarkab malayside ma ragaa
Laguu diray
Doqon yohow ina kaladaa

Bishaaro waxa soo dhaw ictiraafkii somaliland ay ka mid noqnsay  wayoSomaliland  waxay kaqiimo iyo qaayo badan tahay daw...
06/07/2019

Bishaaro waxa soo dhaw ictiraafkii somaliland ay ka mid noqnsay wayo
Somaliland waxay kaqiimo iyo qaayo badan tahay dawlado qaarkood sidaa darteed hanbalyo
Hanoolaato somaliland.

Asc wll habeen wanaag san ku dhawaada warkan idiin hayno habeen kan caawa ah Dalka barakaysan ee soomaliland iyadoo Maal...
17/05/2019

Asc wll habeen wanaag san ku dhawaada warkan idiin hayno habeen kan caawa ah Dalka barakaysan ee soomaliland iyadoo
Maalmahan ba looga dabaal dagayo malinta Wayne ee qaranka ee soo socota 18 may waxa ka dhacaya
Caasimada jimuuriyda barakaysan
Cawaysyo heer sare ah taasina
Farxad qaali ku ah umada reer soomaliland meelkasta oy joogaan.
Anakuna waxan leenahay sanad guure wanaag san insha Allah

Bonsoir Ramadan kariim  mon tous amis
14/05/2019

Bonsoir Ramadan kariim mon tous amis

Asc asxaabta Malin wanaag san Kani waa page kayga kusoodhawaada. Habeen kii jimcihi Dugsiga all zed ee magaala madaxda w...
28/04/2019

Asc asxaabta Malin wanaag san
Kani waa page kayga kusoodhawaada. Habeen kii jimcihi
Dugsiga all zed ee magaala madaxda waxa kadhacday xaflad
Heer Sarah oo lagu saboo tinayo
Ardayda sanad kan qalin jabinaysa
Iyadoo ay ujoogeen masuuliine
Kaladuwan waxana kami dahab
Maamulaha Dugsiga iyo marti
Sharara feed kala duwan.
Iyagoo dhamaan tod ku dhiri
Galiyay dhamaan tood Ardayda

14/03/2019

Hatiif tiifin aadmiga haku toman
Asaaga kolba hadal tumaatiya
Tiiq tiiqs hawdhan.
Tukuhuba dadku baray habka maydka aaaso.ee arxankiyo dad nimadu yaysan kaatafiir gun.
Dadku waa tolkaa iyo intii adladhalatee.

13/03/2019

Hoobaan hilaacdi iyo sida hogol daysaay.
Dahab qaaliyaad tahay qureesh tii
Haween keey

13/03/2019

Asc asaxaabtayda qiimha iyo qadarinta mudanow ku soon dhawaada page kayga cusub Si ad uga faa'iiday sataan murtida

Adresse

Boulas

Téléphone

+25377337183

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Abwaan sandheere publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager