Cabdi kariim elmi

Cabdi kariim elmi Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Cabdi kariim elmi, Professeur particulier, cabdi kariim124@hotmail. com, Boulas.

05/11/2021

soomaliyeey tasho intaan laguu tashan ama laguu talin
waad aragtaa xaalka ethiopia halkuu marayaayo
share asxaabta

21/03/2020
03/09/2016

Asc dhamaan umada muslim waan idin salaamay

Kacdoonka xoogan ee ka bilaamay  ee ay bilaabeen oromada iyo axmaarada dalka Ethiopia kasoo dad badan oo shicib ah ku dh...
10/08/2016

Kacdoonka xoogan ee ka bilaamay ee ay bilaabeen oromada iyo axmaarada dalka Ethiopia kasoo dad badan oo shicib ah ku dhintay qaar kalena ku dhaawac meen

Asc dhamaan umada Musliminta Ciid Mubarak meelkasta ood caalamka ka joogtàn waan idin salaamay gaar ahaan ehelkayga iyo ...
07/07/2016

Asc dhamaan umada Musliminta Ciid Mubarak meelkasta ood caalamka ka joogtàn waan idin salaamay gaar ahaan ehelkayga iyo qaraabdayda waxan leehay farxad igula ciida

18/06/2016

Wallayal marka aad cuntada aad cubaysaan bisinka u qabta kana fiirso video yahan

Xagee ayuu ku noolyahay xayawaankani
15/06/2016

Xagee ayuu ku noolyahay xayawaankani

Allaha u naxriisto feedh yahankii maxamed cali kalay wuxuu ahaa nin diinta islaamka ka qaatay door wayn allaha ka jisaa'...
15/06/2016

Allaha u naxriisto feedh yahankii maxamed cali kalay wuxuu ahaa nin diinta islaamka ka qaatay door wayn allaha ka jisaa'id siiyo

asxabeey ma u malaysaan inay habluhu kaga dheereeyaan raga cabitaanka xashiishaada
13/06/2016

asxabeey ma u malaysaan inay habluhu kaga dheereeyaan raga cabitaanka xashiishaada

Asxabeey kani imisa magac ayaa lagu tilmaamaa????Jawaabtu waa xagiina
13/06/2016

Asxabeey kani imisa magac ayaa lagu tilmaamaa????
Jawaabtu waa xagiina

13/06/2016

Asc asxaabta dhamaan ku soo dhawaada bayjkan wax kasta ayaad kala soconaysaan
Welcome with open hands and with open hearts

Asc dhamaan musliminta rabadaan kariim meel kasta ood caalamka ka joogtàn guud iyo gudaba illaahay ha inaga dhigo kuwii ...
12/06/2016

Asc dhamaan musliminta rabadaan kariim meel kasta ood caalamka ka joogtàn guud iyo gudaba illaahay ha inaga dhigo kuwii ku guulaysta bisha barakaysan kalana kulma khayr iyo wanaag waxan leehay illaahay ha inaga dhaafo dambigeena h**e iyo ka dambab

illaahay ha inagu gaadhsiiyo caafimaad
Farxad iyo barwaaqo

Adresse

Cabdi Kariim124@hotmail. Com
Boulas
261139

Téléphone

00253772639

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Cabdi kariim elmi publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager