𝗫𝗼𝗴 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗽𝗮𝗴𝗲

  • Page d'Accueil
  • Djibouti
  • Boulas
  • 𝗫𝗼𝗴 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗽𝗮𝗴𝗲

𝗫𝗼𝗴 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗽𝗮𝗴𝗲 Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de 𝗫𝗼𝗴 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗽𝗮𝗴𝗲, Enseignement supérieur, Boulas.

Magaca loo badalay aalada facebook
28/10/2021

Magaca loo badalay aalada facebook

Madaxwaynihii h**e xassen sheekh maxamud oo codsaday in shacabka somaliyed abaal mariyaan muna sharman oo uu ku tilmaama...
12/10/2021

Madaxwaynihii h**e xassen sheekh maxamud oo codsaday in shacabka somaliyed abaal mariyaan muna sharman oo uu ku tilmaamay halyayad mudan wax walba

09/10/2021
Maxamed binu Salman ayaa la wareegay kooxda Newcastle maxayse iska badali doonta
08/10/2021

Maxamed binu Salman ayaa la wareegay kooxda Newcastle maxayse iska badali doonta

Madaxwaynaha degaanka oramada mudane shimelis iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaadhay casimada deeganka soomalid...
07/10/2021

Madaxwaynaha degaanka oramada mudane shimelis iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaadhay casimada deeganka soomalida ee jigjiga

Haweenaydan ayaa looga shakisanyahay inay ka danbaysay ciladii ku timiday faceboog. Instagram. Messenger. Iyo WhatsApp
06/10/2021

Haweenaydan ayaa looga shakisanyahay inay ka danbaysay ciladii ku timiday faceboog. Instagram. Messenger. Iyo WhatsApp

Waa 90 jir ku takhasuusay sawirka gacanta ilaa hadana ma raja dhigin
06/10/2021

Waa 90 jir ku takhasuusay sawirka gacanta ilaa hadana ma raja dhigin

05/10/2021

10.XANUUN OO QALBIGA AH

1.Ilaahay waad aamintaa lkn amarkiisa ma fulisid

2.waxaad sheegtaa inaad jeceshahay nabiga(scw)laakiin aadan raacin sunnadiisa

3.quraanka kareemka wad akhrisaa lkn kuma dhaqmaysid

4.waxaad ku raaxaysataa dhamaan fa'iidooyinka alle xagiisa Laakiin adiga kuma mahadnaqaysid

5.shaydaanka waxaad utaqaana cadawgaaga lkn k**a hortagaysid isaga

6.janno inaad gasho ayaad rabtaa lkn uma shaqaysanaysid

7.ma doonaysid inaad naar gasho lkn iskuma dayaysid inaad ka cararto

8.waxaad aaminsantahay in noole kaste uu wajahayo geeri Laakin aadan u diyaar garoobayn

9.waxaad ka helaysaa khaladaadka dadka kale Laakin waxaad ilawdaa khaladaadka aad leedahay

10.maydka waad aastaa lkn kuma cashar qaadanaysid

Ra'iisal wasaraha xukumada federalka  soomaliya mudane maxamed xusein rooble iyo dhigiisa Qatar ayaa wada jir u godomiya...
05/10/2021

Ra'iisal wasaraha xukumada federalka soomaliya mudane maxamed xusein rooble iyo dhigiisa Qatar ayaa wada jir u godomiyay kulam xubnaha wasiirada ah ee qaybta ka ah waftigii Ra'iisalwasaraha la yeesheen dhigooda dalka Qatar kaas oo diirada lagu saarayay xoojinta wada shaqaynta iyo iskaashiga wasaradaha Labada dal

Intaad waxbarshada waday Sidan makugu dhacday uwac xariif saxiibka ah oo sidaa u seexan jiray
05/10/2021

Intaad waxbarshada waday Sidan makugu dhacday uwac xariif saxiibka ah oo sidaa u seexan jiray

Madaxwaynaha maxamed cabdulahi farmaajo ayaa dib ugu soo laabatay casimada umada soomaaliyeed ee Mogadishu isagu ku maqn...
05/10/2021

Madaxwaynaha maxamed cabdulahi farmaajo ayaa dib ugu soo laabatay casimada umada soomaaliyeed ee Mogadishu isagu ku maqnaa buuqasho dalka dibadiisa ah oo uu kaga qayb galay caleema saarka dr abiy ahmed cali

Adresse

Boulas

TƩlƩphone

+25377142870

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque 𝗫𝗼𝗴 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗽𝗮𝗴𝗲 publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager