Al-qudwah school

Al-qudwah school Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Al-qudwah school, Schule, Pfuffertsgasse 5, Worms.

23/09/2026

Kalmada maamulka sanad-dugsiyeedka 2026-2027.

09/09/2026

Dareenka ardeyda ee sanad-dugsiyeedka cusub

Sanad-dugsiyeed cusub.
07/09/2026

Sanad-dugsiyeed cusub.

05/09/2026

Muuqaal soo koobaaya sida sanad-dugsiyeedka cusub uu noogu bilowdey.

Isku soo laabasho wacan
04/09/2026

Isku soo laabasho wacan

FURINTAANKA DUGSIGA WAXAA KA DHIMAN OO KALIYA 3 BERI.
01/09/2026

FURINTAANKA DUGSIGA WAXAA KA DHIMAN OO KALIYA 3 BERI.

FURINTAANKA DUGSIGA WAXAA KA dhiman oo kaliya 4 BERI.
31/08/2026

FURINTAANKA DUGSIGA WAXAA KA dhiman oo kaliya 4 BERI.

Balanteenu waa 5/9/2026.Diyaar garow wacan.
25/08/2026

Balanteenu waa 5/9/2026.
Diyaar garow wacan.

📸 Hambalyo World Photography Day!Dugsiga Al-Qudwa wuxuu hambalyo iyo mahadnaq u dirayaa Cameraman-ka dugsiga camir xasan...
19/08/2026

📸 Hambalyo World Photography Day!

Dugsiga Al-Qudwa wuxuu hambalyo iyo mahadnaq u dirayaa Cameraman-ka dugsiga camir xasan maxamed, oo si joogto ah uga shaqeeya qabashada iyo keydinta xusuusaha quruxda badan ee dugsigeenna.

Waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga iyo shaqadaada qiimaha badan.
🌟 Sawirku waa xusuus aan waqti lumin. 📸

Happy World Photography Day! 🎉

Maamulka, iyo macalimmiinta dugsiga H/Dh/S ee  -qudwa waxay farxada iyo reereynta la qeybsanayaan dhammaan ardaydii fasa...
15/08/2026

Maamulka, iyo macalimmiinta dugsiga H/Dh/S ee -qudwa waxay farxada iyo reereynta la qeybsanayaan dhammaan ardaydii fasalka 12aad ee dugsiga sare oo natiijadoodii maanta la shaaciyey taas oo ay ka soo hooyeen natiijo wax ku ool ah dhibco wanagsan oo farxad galisay dhammaan ardeyda iyo dugsiga.

Dhammaanteena waan guuleysanay waxaan idinla wadaageynaa farxada iyo reereynta , waxaad cagta saarteen dhabihii guusha yaanan dib lasoo milicsanin .🙏🏻🙏🏻

Hambalyo dhamman ardeydeena ❤❤

dhaha oo ardeyda farxada la wadaaga

Adresse

Pfuffertsgasse 5
Worms
67547

Öffnungszeiten

Montag 08:00 - 17:00
Dienstag 07:00 - 17:00
Mittwoch 08:00 - 17:00
Donnerstag 09:00 - 12:00
Samstag 08:00 - 17:00
Sonntag 08:00 - 17:00

Telefon

+252615859540

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Al-qudwah school etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie