19/03/2024
Allow khayrka Nagu Sim
Libaaxa laydha jiifa
19/03/2024
Allow khayrka Nagu Sim
11/03/2024
Hambalyo hambalyo Ramadan Kariim caalamul islaam, dhamaan umada Somaaliyeed iyo shacabka Somaliland. Gaar ahaan waxaan halkan hambalyo u marinayaa Bulsho waynta reer Somaliland ee an ka soo jeedo.
Ilaahay bisha barakaysan ee Soon ha inoogu dhameeyo Caafimaad-qab iyo Cibaado-suuban Rabina ha inaga dhigo kuwii ka faaidaysta bisha Ramadan khayrkeeda Aamiin Aamiin..
22/02/2024
Noqo ruux wayeel iyo ixtiraam sharaf cisi ku nolada yaqaan dalkiisa dadkiisaba kuna nolow dadka kale ixtiraam iyo sharaf
Su’aal diini ah soo qor, qofkii kasoo jawaaba like u saar soo dhawaaw inoo faa’ideey.
🇩🇪🤣
🤣🤣🤣🤣
Magalada Somalida 🙋♂️🙋♂️😀😀
Weyka bixi dhibatada 🙏🙏