Intaad aduunyo jogti wax yaalo badan oo ku yaab galiya baad la kulmeysan ama maqley
Mid safar tahriib ku jire baa waxoo iga shekeye safarkiis iyo dhaxdo uu la kulme
Haben buu sariir kula seexde qof meed ahaa oo sariirta yaale
Isbuucana waxan maqlayaa nin dhahayo meed baan ku fariiste waxuu inoo shegayaa inuu meed ku dul fadhiye
Waa labo qiso oo meed ah oo iga yaabiye
Talada aan idin siinayo ayaa ah meedka ha laga fogaado
yuu idin ceejin inuu haben barki idin yimaado
Dulmiga ka fogaaw
والكلمة الطيبة صدقة
03/10/2024
Alle ha inoo barakeyo culumadeyna meel walbo ee jogaan
Alle ha idin Nabad keyno
Reer germany marti qaali baa idin so gaareyso waadna heystanaa deutschlandticket ee ha laga faideysto insha allaaah
Xeriirka qaraabada 2 faaido ka mid ah oo laga helayo dhageyso
15/06/2024
Eid mubarak walalaha muslimiinta meel walbo ee jogaa
Waxan la qeyb sanaa farxada munaasabada ciidul adxa
Waana Maalin gaar ii ah oo farxad leh
Maalintan dhashe oo dunidan imaade
Magaca ciid waa meshii uu ka yimid
Cafimaad farxad iyo Nabad ku ciida
باذن الله.
14/06/2024
Walalaha u bilaabme gudashada acmaasha xajka
Oraadan macaan leh
لَبَّيْكَ اللَّهُمَّ لَبَّيْكَ، لَبَّيْكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ لَبَّيْكَ، إِنَّ الْحَمْدَ، وَالنِّعْمَةَ، لَكَ وَالْمُلْكَ، لاَ شَرِيكَ لَكَ
Allow u aqbal adigey marti ku yihiin Alle u saqir acmaasha wanagsan ee sameynayaan
قال النبيُّ ﷺ:
العمرةُ إلى العمرة كفَّارةٌ لما بينهما، والحجُّ المبرور ليس له جزاء إلا الجنة،
Abaalkooda jano Alle haka yeelo
.
26/04/2024
Maalin baan ka qeyb gale runtii xaflad oo loogu magac dare
Wir sind eins oo ah waxaanu nahay hal
Mid cad mid madow iyo indho weyn mid indha yar
Waxeyna ka wada mideesanayen
Waxaanu nahay hal
Wax badan baa iga baxay runtii
21/04/2024
Su.aalo igu fara badate oo ah daawada garka ka so saarte noo so dhiibe ama sawir inoogu so qaad magaceyda ii sheeg
Jawaabta oo sax ah
Wax aan marsade oo iga so bixiye ma jiraan
Waa Nimco Alle
والله يؤتي من يشاء.
Sakiinta ku dadaale
Aniga qoys garweyn oo caan ku ah garweyn cas ama gar gaduudan
Baa abti ii ah
Inta jecel oo heysan Alle ha siiyo insha allaah
15/04/2024
انا لله وانا اليه راجعون.
Alle ha u naxariisto wlkey ismail oo ah nin aan kheyr u rajeynayo oo salaadaha Eebe aan ka tagi jirin
Salaadahana uu kula dukan jire jameecada masjidka
Waxaan barte 2010 inee eheyd aan rajeyna masjidkana ku dhax barte
Markii igu dambeyse waxan kaso tage asigo masjidka qeybta sare dhisaya
Bishan Ramaadan aad salaadaha ugu dadaale qeybta Taraawiixda oo aan kala socdo Yutube
Alle waxan ugu baryaa janatu firdowza kitaabkiisa midig Alle haka siiyo
06/04/2024
Hambalyo Hambalyo Dugsiga Al anwaar maamulka macalimiinta iyo ardayda
Inta ka badan 50 asxaabteyda ah baa kaso wada baxay
Oo maanta dhaqaatiir somaliyeed
Qaar ka midna ah
Barayaa somaliyed
Waxan Alle ka rajeynaa باذن الله.
Aqoon yahano somaliyeed oo diinta dalka iyo dadka anfaco kaso baxaan insha allaah
Dhageyso oo baro qaabka cimrada u gudan leheyd / ama Sameyn leheyd
Sheikh maxamuud xaliike
24/03/2024
Qaabkii awoowe mcn aan timaha ugu xiiri jiray baan isugu xiise qabow iyo farxad aan dareemayaa Alxm
Tintaada xiise qofna haku dhibin lacagna haku baaqato
Masha allaah Ha ilaawin
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Lage
Kategorie
die Schule/Universität kontaktieren
Webseite
Adresse
Bochum