Association of South West State Universities - ASSU

Association of South West State Universities - ASSU Organisation of Southwest State Of Somali Universities

Masuuliyiin ka socotay Midowga Jaamacadaha Koonfur Kalbeed Ayaa Kulan La Qaatay Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasa...
02/12/2023

Masuuliyiin ka socotay Midowga Jaamacadaha Koonfur Kalbeed Ayaa Kulan La Qaatay Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashadda Federalka Somalia.

Kulankaani oo Ujeedkiisu ahaa Sare U Qaadida iyo Tayeynta Waxbarashada Tacliinta Sare ee Maamulka KGs ayey
Wasaaradu iyo midowga isla Garteen ilaalinta tayada jaamacadaha midowga.

Gudomiyaha Midowga Jaamacadaha KGS    ayaa ka qeybgaley munaasabada Qalinbedelashada Dufcadii 6aad ee Jaamacada Ganaany....
28/07/2022

Gudomiyaha Midowga Jaamacadaha KGS
ayaa ka qeybgaley munaasabada Qalinbedelashada Dufcadii 6aad ee Jaamacada Ganaany.
Gudoomiyaha ayaa wuxuu u hambalyeeyey ardada qalinbedelaneysey isagoona u rajeeyey guul,horumar iyo mustaqbal wanaagsan.

 .  Wuxuu u hambalyeynayaa Gudoomiyaha Cusub ee     iyo Gudoomiye ku xigeenka cusub ee midowga  . Xilka la idin doortey ...
20/05/2022

.


Wuxuu u hambalyeynayaa Gudoomiyaha Cusub ee
iyo Gudoomiye ku xigeenka cusub ee midowga . Xilka la idin doortey ilaah ha idinla garab galo,waxaan idin rajeyneynaa guul iyo towfiiq .

 .Kulan muhiim ah ayaa waxaa wada qaatey Madaxda   iyo  .Muhiimada kulanka ayaa wuxuu ahaa iskaashiga,Wadashaqeynta iyo ...
17/05/2022

.
Kulan muhiim ah ayaa waxaa wada qaatey Madaxda iyo
.
Muhiimada kulanka ayaa wuxuu ahaa iskaashiga,Wadashaqeynta iyo sare u qaadida tayada waxbarashada deegaanada .

  (ASSU)Wuxuu dhanbaal Hambalyo u dirayaa islamarkaasina farxada la qeybsanayaa dhamaan Maamulka,Macalimiinta iyo ardada...
18/11/2021


(ASSU)
Wuxuu dhanbaal Hambalyo u dirayaa islamarkaasina farxada la qeybsanayaa dhamaan Maamulka,Macalimiinta iyo ardada .
Munaasabada Qalin bedelashada dufcadii afaraad ee jaamacadda.
Waxaan u rajeyneynaa dhamaan ardada Qalin bedelatey guul iyo Horumar..

27/08/2021

.

 Dhamaan ka soo qeyb galayaasha Si niyadsami ayaan ugu mahad celinaynaaWaxaana leenahay Ku soo dhawaada XafladeenaSharaf...
26/08/2021


Dhamaan ka soo qeyb galayaasha Si niyadsami ayaan ugu mahad celinaynaa
Waxaana leenahay Ku soo dhawaada Xafladeena
Sharaf ayay inoo tahay La joogiina Mudanayaal



2021

Waziirka Wasaarada Diinta iyi Awqaafta Dowlad goboleedka KGS    ayaa hambalyo iyo guusha ay gaareen u dirayaa Mithowga J...
26/08/2021

Waziirka Wasaarada Diinta iyi Awqaafta Dowlad goboleedka KGS
ayaa hambalyo iyo guusha ay gaareen u dirayaa Mithowga Jaamacadaha

Wuxuuna yiri "waxaan soo dhawaynynaa Midnimada Jaamacadaha KGS"

Wuxuu kale jaamacadaha kale ugu baaqayaa in ay ku soo biiraan Mithwgaan

Wuxu kale ku sii dheeraaday in aa ilaalsano midminada



2021

Agaasimaha Waxda Tacliinta Sare Ee Wasaaeada Waxbarashada KGS   ayaa hada taagan masraxa lana hadlaayo ka soo qayb galay...
26/08/2021

Agaasimaha Waxda Tacliinta Sare Ee Wasaaeada Waxbarashada KGS
ayaa hada taagan masraxa lana hadlaayo ka soo qayb galayaasha

Wuxuuna yiri dhamaan jaamcadaha ayaa isugu yeeri doonaa siooga hao habsami u socodka waxbarashada KGS

Wuxuuna u soo jeediyay in dhamaan jaamacadaha ay ku dhaqmaan Xeerarka U degsan Wasaarada Waxbarashada KGS
Iyo in ay garab taagan yihiin bahda waxbarashada



2021

Gudoomiye Ku xigeenka Samafalka   ayaa hada Masraxa kula hadlaya ka soo qayb galayaasha XafaladaWuxuuna yiri waxaa ii mu...
26/08/2021

Gudoomiye Ku xigeenka Samafalka ayaa hada Masraxa kula hadlaya ka soo qayb galayaasha Xafalada

Wuxuuna yiri waxaa ii muuqda Seddex Sheey
1. In bislaasho jirto
2. In horumar la sameeyay
3. In ay isu dhawaasho muuqata

Wuxuuna ku soo gabagabeeyay in laga dheeraado wax weliba keenaya kala tag iyo khilaaf



2021

Godoomiyaha Mithowga Jaamacadaha   ayaa hada La hadlaya Dhamaan Inta Howlka fadhisaWuxuuna Si hufan u sheegayaa taariikh...
26/08/2021

Godoomiyaha Mithowga Jaamacadaha ayaa hada La hadlaya Dhamaan Inta Howlka fadhisa

Wuxuuna Si hufan u sheegayaa taariikhda uu soo maray mithowga iyo Gudoomiyihii ugu horeeyay Mithowga ahaana 2016

Wuxuu kale fariin u dirayaa dhamaan Jaamacadaha KGS in ay ku dedaalaan Tayada Waxbarashada



2021

  kana socda jaamacada Afgooye, Martina u ah Mithowga Jaamacadaha KGS  oo maanta la daah furayoUstaadka wuxuu Amaan u mu...
26/08/2021

kana socda jaamacada Afgooye, Martina u ah Mithowga Jaamacadaha KGS oo maanta la daah furayo

Ustaadka wuxuu Amaan u muujinayaa aas aasayaasha Mithowga Jaamacadaha

Wuxuu kale sheegayaa in ay muhiim tahay in ay isku xirmaan deegaamada KGS si Ardada meel weliba Si Nabad ugu tagaan una helaan Pratico fiican



2021

Dirección

Muqdisho Street
Peñaflor
09975554311197777554

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Association of South West State Universities - ASSU publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Escuela/facultad

Enviar un mensaje a Association of South West State Universities - ASSU:

Atajos

Compartir

Categoría