29/02/2024
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSehRsqnH-MmRKkTCxkdu3A9KwksOwf51Md2ra2q3UfZ7D8C3A/viewform
Han & Himilo
29/02/2024
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSehRsqnH-MmRKkTCxkdu3A9KwksOwf51Md2ra2q3UfZ7D8C3A/viewform
17/02/2024
RABBI baa mahad oo dhami u sugnaatay.
Waa qaar kamid ah bulshada reer 🇨🇭 ee aqriska jecel oo galabta yimid bandhigga buugta .
Waxaan leenahay mahadsanidiin dhammaan intii kasoo qeybgashay, intii uu waqtiga u saamixi waayay, intii noo soo duceyeysay iyo intii soo qaban-qaabisayba.
Sidoo kale mahad gaara qoraa Abdalla Shafey
12/02/2024
Casumaad guud (Carruur, Dumar & Ragba)
Waxaanu ku casuumaynaa Jaaliyadda soomaalida ee reer Switzerland babdhigga Buugta carruurta ee la magac baxay HOOYO II SHEEKEE
Fiiro gaar ah:
Buugta gurigaaga ayaa laguugu soo diri karaa, haddii aad isa sii diiwaan galiso.
Mahadsanidiin
079 254 46 62
24/01/2024
Iska diiwaangali Link-ga hoose. Mahadsanid
https://wa.me/message/L7RBY2NEO6HAI1
24/01/2024
🔊📢🔊📢🔉📢🔊🔉📢🔉🔊📢🔉🔊📢🔉🔊
Idam alle 17.02.2024 Maalin Sabti ah, ZÜRICH iyo Bandhigga buugta kala ah :
• Hooyo ii sheekee (Ballanfur)
• Hooyo ii sheekee ( Dhammaan waan isku baahanahay)
• Taxanaha tawxiidka (Samadan qurxoon yaa sidaan u sameeyay?
•Taxanaha tawxiidka (Annaga oo dhammi ILAAHAY baan jecelnahay)
&
Sidee ilmahaagu kuu maqlaa?
17/01/2024
🔊📢🔊📢🔉📢🔊🔉📢🔉🔊📢🔉🔊📢🔉🔊
Idam alle 17.02.2024 Maalin Sabti ah, ZÜRICH iyo Bandhigga buugta kala ah :
• Hooyo ii sheekee (Ballanfur)
• Hooyo ii sheekee ( Dhammaan waan isku baahanahay)
• Taxanaha tawxiidka (Samadan qurxoon yaa sidaan u sameeyay?
•Taxanaha tawxiidka (Annaga oo dhammi ILAAHAY baan jecelnahay)
&
Sidee ilmahaagu kuu maqlaa?
Filo Flyerka goordhaw
Abdalla Shafey
31/12/2023
“Markaad damac hiigsanayso
Caajisku waa kula degaaye
Ha waayin abid dedaal ku kaaba.“
28/12/2023
Ilays af-soomaali waxa uu ka kooban yahay
1- Buugga cashirka
2- Buugga layliga
iyo 4 ciyaar xusuuseed oo midkiiba ka kooban 80 K.
Tus.
• Nolasha badda iyo beriga
• Fal iyo tilmaan
• Dalagga iyo dabeecadda
• Xubnaha jirka
Haddaba haddii aad u baahantahay kala xiriir:
079 254 46 62
Mahadsanidiin
28/12/2023
Mahad oo dhan Eebbe baa mudan.
Mahadsanid oo haddana mahadsanid Macallimad
❤️Nimco Noor❤️
Waxaa si nabad & farxad ah inoogu soo gabagoobay Bandhigga buuggta . Bandhigyadaan ayaa ka kala dhacay magaalooyinka kala ah , iyo .
Waxaa sharfan walaalaha Dugsiga , Somalischer Verein Graubünden & Ururka .
Waxaa kaloo sharfan dhammaan walaalihii, waalidkii & ubadkii soo ajiibay codsigeenna.
Sharaf iyo karaamo korkiinna ha ahaato, reer , & .
qabanqaabaddii: Hiraal Swiss
Han&Himilo