Aqsa Online Academy

Aqsa Online Academy Studying the Quran and Religious Studies knowledge is a power

14/01/2024

Kusoodhawaada Machadka barashada Quran ka iyo Cullum take shareecada Qaab Online Ah Aqsa Online Academy
For more information please contact us whatsApp Number +4177 961 1022 or +252 634546463.

14/01/2024

Welcome back to al aqsa Islamic Aqsa Online Academy for more information about this Institution please contact us whatsApp Number: +41779611022 or +252634546463.

Ramadan mubarak dhamaan umada muslim ka ah gaar ahaan umada somaliyed  تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال    Aqsa Online A...
23/03/2023

Ramadan mubarak dhamaan umada muslim ka ah gaar ahaan umada somaliyed
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال


Aqsa Online Academy
#1444
#2023

25/02/2023

AL AQSA ISLAMIC ONLINE

18/02/2023

Al aqsa Islamic Online oo ah machadka barashada Qur'an ka kariim ah iyo aasaasiyaadka shareecada islaamka qaybaheeda kala duwan, inuu kuu hayo fursad cusub oo aad Ku barankarto Qur'an ka iyo culuumtiisa muddo kooban, qaab online ah una diyaar San qaab casri ah ayna bixinayaan macallimiin khibrad iyo aqoon durugsan uleh.
Adigoo Ku sugan adduunka meeshaad kaga nooshay.
For more Information tell: +252 65 9812030

 Waxa dib Ufurmaya Fasaladii Qeybta   Academy *Barashada Quran ka*Barashada Arabic ka*Barashada Higaada *Barashada Salaa...
07/06/2022


Waxa dib Ufurmaya Fasaladii
Qeybta Academy
*Barashada Quran ka
*Barashada Arabic ka
*Barashada Higaada
*Barashada Salaada
*Barashada Axaadiista
*Barashada Tarbiyeynta Ubadka
*Barashada Arkaanul Islam ka
Qeybtan Oo ducadani kooban Tahay Si Loo Hello Ubad ku Aflaxa Diinteena Suuban
Nagaland Soo Xidhiidh Nabrada Hoos ku Xusan
📲 Call Center:... 065 9812030
Number:...065 9812030

Adresse

Geneva

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Aqsa Online Academy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'école

Envoyer un message à Aqsa Online Academy:

Raccourcis

Partager

Type