29/02/2024
marka aad bilaabayso ganacsi ama share aad galayso, waxa la isticmaalaa habka la yidhaahdo logic investment. waxa aad fiirisaa xilliga aad joogto maxaa ku habboon. tusaale, haddii la joogo xilliga qaboobaha oo aad dalbato dharka dhaxanta laga xidho waa hubaal in aad ku faa’idayso.
-Mentor