Al qudus primary school

Al qudus primary school Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Al qudus primary school, École primaire, Democratic Republic of the.

📢 WARGELIN MUHIIM AH – FURITAANKA ISKUULKA SANAD DUGSIYEEDKA 2026/2027 🏫📚Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh...
20/08/2026

📢 WARGELIN MUHIIM AH – FURITAANKA ISKUULKA SANAD DUGSIYEEDKA 2026/2027 🏫📚

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

Maamulka dugsiga hoose ,dhexe ee Alqudus School wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in furitaanka sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026/2027 uu noqon doono:

⏲️ Taariikhda Furitaanka: 29-08-2026

🎒 FARIIN MUHIIM AH

Dhammaan ardayda waxaa laga codsanayaa inay si buuxda ugu diyaar garoobaan bilowga sanad-dugsiyeedka cusub, iyagoo:

✅ Diyaarsada dhammaan agabka waxbarashada ee ay u baahan yihiin.
✅ Xirta uniform-ka saxda ah ee dugsigu u asteeyey heerka ay dhigtaan.
✅ Hubiya in uniform-ku yahay nadiif, hagaagsan oo dhammaystiran.
✅ Diyaar u noqda sanad waxbarasho oo cusub, dadaal iyo guul leh.

Waxaa Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle ka socota Munaasabadda Ku Dhawaaqista ...
19/08/2026

Waxaa Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle ka socota Munaasabadda Ku Dhawaaqista Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad.

📢 Lasoco Natiijad

  gilinta ardayda cusub ee sannad dugsiyeedka 2026_2027Si aad u hesho waxbasho tayo inaga oo ka shaqeyneyna Hormarinta a...
19/08/2026

gilinta ardayda cusub ee sannad dugsiyeedka 2026_2027

Si aad u hesho waxbasho tayo inaga oo ka shaqeyneyna Hormarinta aqoonta, Akhlaaqda iyo Kartida arday kasta.

Fursaddan ha seegin, diiwaangelintu waxa ay ka socotaa xarunta iskuulka oo ku taallo xaafada xaawoTaako agagaarka Cumar mooslle

Nala soo xariir.Tell👇
@615522175 ama
#616158126
Welcome to alqudus school

18/08/2026

dhamaan tiin ardaydeyna

18/08/2026

.

Si aad u hesho waxbasho tayo inaga oo ka shaqeyneyna Hormarinta aqoonta, Akhlaaqda iyo Kartida arday kasta.

Fursaddan ha seegin, diiwaangelintu waxa ay ka socotaa xarunta iskuulka oo ku taallo xaafada xaawoTaako agagaarka Cumar mooslle

Nala soo xariir.Tell👇
@615522175 ama
#616158126
Welcome to alqudus school

28/07/2026

#

Examination Time ⏲️
18/07/2026

Examination Time ⏲️

07/07/2026

🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

17/06/2026

Maamulaha iskuulka
Al Ustaad C/,Risaaq faarax cilmi

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Al qudus primary school publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'école

Envoyer un message à Al qudus primary school:

Raccourcis

Partager

Catégorie