Abdiladif Billal Primary School Qardho

Abdiladif Billal Primary School Qardho

Partager

We educate our students to high quality education and good behavior.
#High_Quality with Good_Manner

19/11/2025

JADWALKA IMTIXAANKA TEERAMKA 1AAD SANNAD DUGSIYEEDKA 2025 /2026
●imtixaanku waxa uu bilaaban doonaa 6/12/2025 haddii Allaah idmo

16/11/2025

Ogeysiis
Waxaa la ogeysiin ardayda iyo waalidka dugsiga Abdiladif Billal Primary School Qardho in imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2025 -2026 uu bilaaban doono
6 /12/2025 oo ah maalin sabti ah waxaana inaga xigga 20 berri haddii Allaah idmo.

Diyaarow wacan ubadkeenow

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir 0907733559-0904115858
Xafiiska imtixaankaaga dugsiga

30/10/2025

Jumca mubarak

"اللهم اجعل يوم الجمعة يوم خير لنا، واجمع لنا فيه بين الخير والبركة، وارزقنا فيه ما نتمنى".



📸Xafiiska wacyi gelinta iyo nashaadaadka

📍Gadalka Alla'aamin hotel 📲 0907733559 ▫️0904115858

26/10/2025

《 Faa'iidada Akhriska 》
🔼Akhrisku waxa uu kobciyaa maskaxda.
🔼waxa uuna kor u qaadaa aqoonta qofka
🔼waxa uu ka dhigaa qofka mid leh aqoon sare iyo khibrad ku filan uuna ka helay wax akhriska.

Ardaygana waxaa ku waajiba in uu akhriyo casharada uu qaato si uu beri u helo faa'idada aqoonta mustaqbal wanaagsana u gaaro.

👨‍👩‍👧Waalid ku caawi oo ku tababar ubadkaaga in ay casharada akhristaan.

📖Akhrisku waa furaha waxbarashada.📖

📸Xafiiska wacyi gelinta iyo nashaadaadka

📍Gadalka Alla'aamin hotel 📲 0907733559 ▫️0904115858

12/10/2025

Maalinta calanka 12 OKTOOBER
Sannadii 1954,12 oktoober waxay ahayd maalintii la asaasay calanka dalkeenna.
Waxaa lahaa hal abuurka nashqada calanka mudane Maxamad Cawaale Liibaan AHU.
Sannad walba 12 oktoobar waxaa la xusaa sannad guurada ka soo wareegtay maalintii la asaasay.
Maanta waxaa loo dabaal degin 71 guuradii ka soo wareegtay.
Allaah dalkeenna ha inooga dhigo mid xasiloon oo baraare iyo barwaaqo leh.

Sannad guuro wacan

11/10/2025

Alxamdullahi
Waxaa maanta 11/10/2025 dugsiga Abdiladif Billal Primary School Qardho si wanaagsan ugu bilowday imtixaan bileedkii kalka h**e ee sannad - dugsiyeedka 2025 - 2026.

26/09/2025

مجعة مباركة

23/09/2025

DIGNIIN!
ARDAYDA WAXAA LOOGA DIGAYAA KHATARTA AY LEEYAHAY
1. TAABASHADA BIYAHA KORONTADA XILLI WALBA XILLI ROOBAADKUNA WAA K HALIS BADAN TAHAY.
2. MEELAHA BIYUHU FADHIYAAN ARDAY HAKU CIYAARIN WAXAY KUGU KEENI KARAAN CAAFIMAAD DARRO.

KA TAXADAD

22/09/2025

Subaxul khayr

◇ MAALIN WALBA WAA FURSAD CUSUB OO BILAABAMAY, SIDAA AWGEED UGA FAAIIDAYSO ACMAASHA WANAAGSAN OO KU ANFACAAYA ADDUUNKA IYO AAKHIRO BA.

16/09/2025

Tacsi:

04/09/2025

Ustaad:- C/waduud Maxamad Ismail.
Macallinka oo ardayda dugsiga kala hadlay saameynta saaxiibka

Mawduuca:- SAAMEYNTA SAAXIIBTA

25/07/2025

Ogeysiis

Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Type

Téléphone

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The

Heures d'ouverture

Lundi 06:00 - 17:00
Mardi 06:00 - 17:00
Mercredi 06:00 - 17:00
Jeudi 06:00 - 17:00
Samedi 06:00 - 17:00
Dimanche 06:00 - 17:00