Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS

Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS

Partager

Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS, Formation, Waaberi-near to Bay University, Democratic Republic of the.

Photos from Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS's post 11/05/2026

SAWIRO Q1
Guddiyada Midowga Ardada Iskulka Nuurul Islaam Oo Ugu Horeeyo Guddomiyaha Midowga Yaasiin Abdullahi Ibrahim Ayaa Ardada Fasalka 8aad Uqabtey Tababar kusaabsan Sidii Ay Ugu Diyaar Garoowi lahaayeen Imtixaanka Dowladda Ee Fasalka 8aad



islam

27/08/2024

Hambalyo Ardada Fasalka 12aad/Dufcadda 3aad ee Iskuulka

Bahda Nuurul Islaam Waxay hambalyada iyo farxadda la qeybsanayaan Ardada fasalka 12aad ee Dugsiga oo dhamaantood ka gudbay imtixaanka Qaranka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waa sannadkii saddexaad oo ardada iskuulka ay imtixaanka Qaranka kawada gudbayaan

Waxaan idin rajeynaynaa mustaqbal wanaagsan, guulo iyo horumaro

Hambalyo Hambalyo


Photos from Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS's post 17/04/2024

Sawiro Ardada Nuuru Islam Primary And Secondary School

23/11/2023

Maamule

25/09/2023

Hampaliyo family Nuurul islaam p.s.s

23/05/2023

Qaar kamid ah ardada dugsiga Hoose Dhexe iyo sare ee Nuurul islaam

23/05/2023

6. Si deggan u akhri macluumaadka ku qoran bogga kore ee imtixaanka, iskana xaqiiji in imtixaanka lagu siiyay uu leeyahay dhammaan tirada bogagga ku qoran bogga koowaad
(tusaale: page 1 of 7).
7. Haddii ay dhacdo in bog/baal ka maqan yahay ama khaldan yahay, u sheeg ilaaliyaha fasalka sida ugu dhakhsaha badan.
8. Ka jawaab dhammaan su’aalaha imtixaanka, adiga oo jawaab walba ka hor marinaya lambarka su’aasha. (Haddii aan lagu dhihin qaar ka dooro, Tusaale waa 10 Su'aalood ee 5 kaliya ka jawaab)
9. Ku qor jawaabahaaga oo dhan qalin buluug ah, kuna soo talagal tiro qalimaan khad buluug ah dhigaya oo dheeri ah.
10. Qalin rasaas waxaa loo adeegsan karaa oo keli ah jaantus

Photos from Midowga Ardada Iskuulka Nurul-Islam PSS's post 05/05/2023

Tartan Aqonedka Sanad Dugsiyedka 2022___2023 Oo Kasocdey Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Nuurul islaam ayaa waxa kuguleystey fasalka 2aad....

03/05/2023
Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Type

Téléphone

Site Web

Adresse


Waaberi-near To Bay University
Democratic Republic Of The