Hormariye International College

Hormariye International College

Partager

Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Hormariye International College, École d’informatique, Baidoa, Democratic Republic of the.

10/02/2025

Gudiga tartanka Aqoon iyo akhlaaq Ee Kaamil school-Baidoa

Sanad dugsiyeedka 2024-2025

1 -Ustaad Ali Yusuf Ahmed (Gudoomiyaha Gudiga Tartanka)
2- Ustaad Yusuf Isack Abdi paashaa (G/xigeenka Gudiga tartanka)
3-Ustaad Hassan Mohamed Ali Tiiiyaa ( Hoghayaha Gudiga Tartanka)
4-ustaad Deerow Ibrahim Ali Jabra (Afhayeenka Gudiga)

*Waxaan Alle ka rajeynaynaa inuu u fududeyo Macaliminta sharafta leh*

WABILLAAHI TOWFIIQ

25/01/2025

OGEYSIIS 🎙🎙🎤🎤OGEYSIIS
Dhaman ardayda Jecel barashada Xirfadaha iyo Kobcinta Garaadkooda waxaa lagu wargelinayaa in collejka
*HORMARIYE INTERNATIONAL COLLEGE*

Uu qaban doona Tababar Kusaabsan *10 -ka Xirfadood / Xeeladood Ee fududeeya Waxbarashada*
Aad loo soo abaabulay oo Socon doonaa muddo 3 maalmood ah.

Asniinta-Arbacada inshallah
27 -30 jan 2024

Saacada : 9pm ama 3 sac subaxnimo

FG: Tirada waa xadidantahay fadlan soo booqo xafiiska

17/12/2024

OGEYSIIS ⚠️ 🚸 OGEYSIIS OGEYSIIS ⚠️

Dhaman ardayda Jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinayaa in laqaban doono.

Seminar kusaabsan
*SIDEE LOO NOQDAA FAGAARE KA HADAL**
* sidee loo noqdaa soo jeediye wanagsan
* sidee dadka loo soo jiitaa si ay kuu dhageystaan
* sidee Kalsooni Naftaada loogu Abuuraa

Maalinta Arbacada inshallah 18 Dec 2024

International College *

Photos from Hormariye International College's post 14/12/2024

Gaar ka mid ah Macalimiinta Kaamil primary and secondary school

ayaa kelimad Kasoo Jeediyey

# XAFLADDA DAHFURKA XARUNTA CUSUB EE
Hormariye International College

Photos from Hormariye International College's post 14/12/2024

Mamulka Guud Ee Kaamil school-Baidoa

Abdinasir Aden Abdinoor ayaa kelimad Kasoo Jeediyey

# XAFLADDA DAHFURKA XARUNTA CUSUB EE
Hormariye International College

Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Site Web

Adresse


Baidoa
Democratic Republic Of The