Iqra Model School

Iqra Model School IQRA WAA HOYGA AQOONTA & AKHLAQDA

 Sawirkan qof ma ku xasuusiyay soo Mentio gareeyHaddii aad aragtay oo aad qososhay, Follow yar page ha hilmaamin πŸ˜„β€οΈ
24/09/2026


Sawirkan qof ma ku xasuusiyay soo Mentio gareey

Haddii aad aragtay oo aad qososhay, Follow yar page ha hilmaamin πŸ˜„β€οΈ

24/09/2026

Tarbiyadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah waxbarashada

Waxbarashadu ma aha oo keliya aqoon la barto, balse waa akhlaaq, edeb iyo ku-dhaqanka wanaagga

17/09/2026

Jiil Wax Baranaya, Mustaqbal Dhisaya

Ardayda Iqra Model School oo si firfircoon uga qaybqaadanaya waxbarashada, aqoonta iyo horumarka

Maanta wax baro, berri hoggaami

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AHDugsiga Iqra Model School  wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in maa...
16/09/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Dugsiga Iqra Model School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in maanta, 16-ka September 2026, dugsigu fasax yahay roobka iyo xaaladda cimilada awgeed

15/09/2026

Beder Printing House ayaa booqatay maanta Iqra Model School , iyadoo ardaydu ka iibsanayeen Buugaagta Manhajka, isla markaana tijaabinayay nasiibkooda, kuna guuleystay hadiyado qaali ah

08/09/2026

Waxaa si habsami leh inoogu socda toddobaadkii 2-aad ee sanad-dugsiyeedka cusub 2026–2027

Waxbarashadu si wanaagsan ayay u socotaa, waxaana rajaynaynaa sanad guul iyo horumar leh

πŸŽ‰  π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝟏𝟎𝐊 𝐅𝐨π₯π₯𝐨𝐰𝐞𝐫𝐬 πŸŽ‰Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan dadkii na raacay, na taageeray, lana socday waxqa...
04/09/2026

πŸŽ‰ π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝟏𝟎𝐊 𝐅𝐨π₯π₯𝐨𝐰𝐞𝐫𝐬 πŸŽ‰

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan dadkii na raacay, na taageeray, lana socday waxqabadka School-kaβ€οΈπŸ™

10K waa guul aan wada leenahay
Haddii aadan weli na Follow-gareyn, hadda nagu soo biir πŸŽ“β€οΈ

https://www.tiktok.com/....school?_r=1&_t=ZS-99Rqnvm3GWD

Mahadsanidiin dhammaantiin

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AHDugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Iqra Model School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda ...
27/08/2026

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Iqra Model School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo macallimiinta in iskuulku si rasmi ah u furmayo maalinta Sabtida, 29/08/2026

πŸŽ“ Sanad Dugsiyeedka: 2026–2027

Waxaa dhammaan ardayda lagu wargelinayaa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan bilowga sanad dugsiyeedka cusub, ayna yimaadaan iskuulka maalinta loo asteeyey.

Taariikhda Furitaanka: Sabti, 29/08/2026

Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Iqra Model School , Wixii faah faahin ah kala xiriir 61 6100699 , 0615340483 & 0615749621

Mahadsanidiin

π“πšπœπ¬π’Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda Iqra Model School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabad...
24/08/2026

π“πšπœπ¬π’

Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda Iqra Model School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabada, asxaabta, iyo guud ahaan bahda Iqra Model School geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Maxamed Deeq Adeec Shekh kaahin , oo ka mid ahaa ardayda dhameysay dugsiga

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, dembiyadiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, kana yeelo kuwa lagu mannaystay Jannatul Firdows. Sidoo kale, waxaan Alle uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisa, iyo dhammaan bahda schoolka ee uu ka geeriyooday.

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†.

πŸ“’ πŽπ†π„π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 𝐀𝐇 | π€πƒπŒπˆπ’π’πˆπŽπ πŽππ„π Maamulka iyo bahda Iqra Model School waxay si farxad leh ugu wargelinayaan waalidi...
21/08/2026

πŸ“’ πŽπ†π„π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 𝐀𝐇 | π€πƒπŒπˆπ’π’πˆπŽπ πŽππ„π

Maamulka iyo bahda Iqra Model School waxay si farxad leh ugu wargelinayaan waalidiinta, ardayda iyo dhammaan bulshada in diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027 ay hadda socoto

Waxaan ku soo dhaweynaynaa dhammaan waalidiinta doonaya inay carruurtooda ku biiriyaan Iqra Model School, oo ah goob lagu bixiyo waxbarasho tayo leh iyo tarbiyad wanaagsan

πŸ“š Diiwaangelintu way socotaa, booskaaga maanta xaqiiji

πŸ“ Iqra Model School
πŸ“ž Xiriir: [0616100699 / 0615340483 /0615749621 ]

Iqra Model School β€” Waxbarasho, Tarbiya iyo Mustaqbal. 🌟

Adresse

Dharkeynley
Democratic Republic Of The

TΓ©lΓ©phone

+252616100699

Notifications

Soyez le premier Γ  savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Iqra Model School publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisΓ©e Γ  d'autres fins, et vous pouvez vous dΓ©sabonner Γ  tout moment.

Contacter L'Γ©cole

Envoyer un message Γ  Iqra Model School:

Raccourcis

Partager

Type