Al-Fursaan Primary & Secondary School

Al-Fursaan Primary & Secondary School Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Al-Fursaan Primary & Secondary School, École, Democratic Republic of the.

Hambaliyo aradyda fasalka 8aad oo wada baasay imtixaanka Dowlada kgs congratulations 🎊 all students 👏    🏫 👨‍🏫 🚸
26/08/2026

Hambaliyo aradyda fasalka 8aad oo wada baasay imtixaanka Dowlada kgs
congratulations 🎊 all students 👏
🏫 👨‍🏫 🚸

Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa Guud ahaan Ardayda soomaaliyeed gaar ahaan Ardayda Dugsiga Al-Fursaan Primary & Secon...
15/08/2026

Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa Guud ahaan Ardayda soomaaliyeed gaar ahaan Ardayda Dugsiga Al-Fursaan Primary & Secondary School oo si guul uga wada gudbay imtixaamkii Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Soomaaliya ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026
Hambalyo Hampalyo



Hambalyo Hambalyo Waxan halkaan hambalyo ugu direynaa ardeydeenii h**e u dhameysey dugsigan oo hada ka qalin jibinaya  h...
12/08/2026

Hambalyo Hambalyo Waxan halkaan hambalyo ugu direynaa ardeydeenii h**e u dhameysey dugsigan oo hada ka qalin jibinaya heerkooda koowaad ee jaamacada waxan lenahay cilmiga ad barateen Alle ha idinka dhigo mid dadkiina diinta iyo dalkiina ku anfacdaan i.a




Waxaan Hambalyo u direynaa Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee Maanta u soo idlaaday Imtixaankii Dugsiga Sare ee Fasalka 12 ...
25/06/2026

Waxaan Hambalyo u direynaa Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee Maanta u soo idlaaday Imtixaankii Dugsiga Sare ee Fasalka 12 aad ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Gaar ahaan Ardaydeena Al-Fursaan Primary & Secondary School waxaana leenahay waxaan idiin rajeyneynaa Natiijo aad ku Faraxdaan Anagana Aan kuwada faraxno Maamul, Macalin, waalid iyo Asxaabtiina Guud ahaan

Waxaa si habsami leh inoogu socda imtixaankii k**a dambeyska dugsiga
22/06/2026

Waxaa si habsami leh inoogu socda imtixaankii k**a dambeyska dugsiga

  ardayda fasalka 12aad ee imtixaanka shahaadiga galaysa, 6 xarumood baa ku galeysaan. Allah ha idiin fududeeyo Insha’Al...
17/06/2026

ardayda fasalka 12aad ee imtixaanka shahaadiga galaysa, 6 xarumood baa ku galeysaan.
Allah ha idiin fududeeyo Insha’Allah, hana idin siiyo natiijo lagu wada farxo dhammaantiin insha'Allah.





Al-Fursaan Primary & Secondary School

10/06/2026

Dhaabuur xirashadii fasalka 12aad ardayad ayaa soo jeedisay amaan hooyo

10/06/2026

Maamulaha Dugsiga Al-Fursaan Primary & Secondary School

09/06/2026
SHAACIN : Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed waxay soo shaacisay imtixaanka fas...
09/06/2026

SHAACIN : Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed waxay soo shaacisay imtixaanka fasalka 8aad-ka iyo goobihii ay ku geli lahaayeen ardada 2025-2026

FG: Guud ahaan Ardadeena waxaan u sheegeynaa goobta ay imtixaanka ku galayaan ay tahay ABDALLA DEEROW sidaas ula socda.

Guul baan idin rajeynaynaa Alle idinkii.

Al-Fursaan Primary & Secondary School

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Al-Fursaan Primary & Secondary School publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager

Type