Wallal muhyadin cadami cadami

Wallal muhyadin cadami cadami

Share

الثقة بالله أزكى أمل، والتوكل عليه أوفى عمل

10/28/2024

Boorama maha meel cidi ku tashan karto subax walba ka soo baxa ayaa ay u camirayaan

10/13/2024

Hogaamiye dhiiranoowa
Ujeediyo hadaf lahow

Imisay qalbiga u dajisaa heestani aan waligood la arag wax ay qabteen 😂😂😂

10/05/2024

Cilmiyada waawayn ee uu xanbaarsanyahay 2024 waxa kamida reer ku dhahaaya waxa aanu qabsanaynaa shir aaya ka tashi maba xumee shirku waxa iskugu imanaya 85% dumar iyo 15% raga suaashaydu waxa ay tahay halkee dhaqanka kasoo gashaa in dumar ay go aamiyaan masayrka qabiilada ma cilmi reer awdal u gaaraa mida kale shirarkan ma dhalayska ah maxaa mar walba ku soo beega wakhtiyada dooradhooyinka oo qudha iyagununa ma hogamiyayal cusuba doortan
Mida ugu daran alayn waa duul dumar hogaaminayaane shirkii wuxuu isku badalayaa goob bandhig faneeda

😂😂😂😂😂subxaana Allah

10/05/2024

Hadan damacisu
Dadkayga taraynin
Duuruufaha haysta
Waxuun ka dadaynin
Inaan kala doorta
Dab iyo danbaskiisa
Damiirkan isaaran
ayaanba i diiday
Midaan kuba tudhin
Markaad uba tuusho
Miyaad uba tumi
Mid uun ku tabaaya
Mar ay tiradaadu
Wax uun ugu toosi
Haday tamartaadu
Talaahi wax goyne
Aduun ha tasoobin

09/26/2024

WAAMAXAY FARQIGA U DHAXEEYA SIYAASADA REER GALBEEDKA IYO TAN AFRICANKA GAAR AHAN SOMALIDU?
SIYAASADA REER GALBEEDKU WAA TU MAR WALBA KU DHISAN AFKAARO CAAFIMAAD QABA WAXA AYNA DADKA HOGAAMINAYA KU KALA DOORTAAN HADBA KA AY U ARKAAN IN UU AFKAAR HORIMARINEED WADO TAABANAYSANA DANAHOODA GUUD.

HALKA AY SOMALIDU UGU KALA HIILIYAAN SIDA AY HAYB AHAAN UGU KALA DHAW YIHIIN HABA AHAADO QOF AAN LAGU AMINI KARIN WAXARO.
TAASINA WAATA KEENTAY IN XISBIYADA AMA TARTAMAYAASHU AANAY DADKA U SOO BANDHIGIN WAX AJANDA AH KALIYA ULA HADLAAN QAAB QABYAALADAYSAN.
MAR WALBA OO DUNIDU U DHAQAAQDO DHANKA TOGAN AYNA HELAAN XEELAD CUSUB OO HOREMARINEED SOMALIDU IYAGUNAWAXAY RAADIYAN XEELADO AMA XIDIDO CUSUB OO LAGU GAADHAYO QABYAALADA.

SHEEKO YAROO GAABAN
NIN AYAA WAXA LA YIDHI WAXA UU KU YARA RAAGAY DOOBNIMO WAXOOGAA AQLIYANA MA BUUXIN WAAYO KADIB AYAA LOO DHISAY NINKII GABADH REERKOODA AH WAXANA LAGU YIDHI WAAR WAATAAYE GABADHA DHAQO. WAAYO KADIB BAA NINKII ALAYN WAA MIYI YE WAXA UU U SAFRAY MAGALADII U DHAWAYN OO HABENO DHAX U JIRTAY. KADIB MARKA UU KA SO IIBSADAY WIXII REER U BAAHNAA AYAA WAXA UU U SOO JAHAYSTAY DHANKAAYO REERIIHII KADIB WAXA UU WADADA SII HAY HAYAYBA WAXA UU LA KULMAY SAFAR KALE OO KA YIMI REERIHII UU U SOCDAY SALAN IYO IS BARIIDIN KADIB WAXA LOO SHEEGAY IN GABADHII UU REERKII KAGA YIMI EE DHAWAYD UU ILMIHII KASOO DHACAY IYANA XAAL XUN KU JIRTO, WAA NIN AAN AQLI AHAAN DHAMAYNE WAXA UU ISKA SOO JARAY “ ANAGAA WAALNAYN WEEL HOOS U JEEDA WAX KU RIDANAY KKKKKKKKKKKK” HADABA INTA AYDAAN SAAS DHIHIN DOORO QOF AYDAAN KA SHALAYN
WA BILAAHI TAWTIIQ

Siyaasiga doorkanow
Muxuu damacaagu yahay
Ma inaad doontii dagtee
Duqii h**e uu dajee
Dacalkii baaqigii
Dilaalay duhur cadiyo
ogoomaha diirataan

Photos from Wallal muhyadin cadami cadami's post 09/18/2024

Muuse waa indhooloo dharbaaxo ka gadaasheed buu gabadaaye allaha ini quweeyo👍👍

06/26/2024

Waxa jiray nin miskiina oo wadooyinka ka tuugsan jiray balse ximad badnaa waxa uu halhays u lahaa “walaalayaal wax isiiya ma jecli inaa wax xado waayo dawladu ma jecla qof la tartamee” oo uu ula jeedo dawlada unbaa wax xadi karta😂😂😂

Waa iga su aale goormee heli doonaa maamulo u dhigma wakhtiyadii ay dunida soo maamuli jireen omer binu abdul casis iyo dadkii wanagsana mise waa riyoonayaa??

Walaalayal happy somali independence week

06/19/2024

Y

06/04/2024

Hilaac ma hallkii sahra halgan buu dhaafi waayay ?

04/05/2024

Suaal?
Sheekh noo xadiisayay aya jamacada u sheegay in habeenka laylatul qadriga astamihiisa ay ka mid tahay in BADUNA habenka la macaaneyo😂

Away culumadii xeebuhu 😂😂

02/29/2024

WAA MAXAY SOBOBTA CASHUUR BIXIYAHA IYO CASHUUR QAADUHUBA U WADA CABANAYAAN?

CASHUUR BIXIYE: CASHUURBAA DHABARKA LANAGAGA JABIYAY
CASHUUR QAADE: CASHUURTII WAX BIXIYA MA JIRO

Want your school to be the top-listed School/college in Winnipeg?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Winnipeg, MB