02/04/2024
KCSE haka qarqarin, dadkii soo maray wxy ka leeyihiin dhageyso.
cabsi looma baahno, qash raadis iyo dhafarna xal ma aha, dadaal iyo deganaansho aya maalinkaas meel kaa bixin karto.
Wixi fikir iyo talo ah looma kala harin halkan...
Video-ga dhanna halkan ka fiirso - https://www.youtube.com/watch?v=D1nQV4Bv35Q&t=132s