La Noolow Qur'aanka - لنحيا مع القرآن

La Noolow Qur'aanka - لنحيا مع القرآن

Share

Walaalaha sharafta leh kani waa pageka Rasmiga ah aad ka daawan doontaan Xalaqaadkii Barnaamijka ل?

04/12/2021

Aan ku soo dhaweyno Bisha Ramadan Ducadan oo na baray Suubanaheena Sallalahu caleyhi Wasalam.
اللهم أهل علينا شهر رمضان بالأمن والإيمان.
Insha Allah Barnamijkeena لنحيا مع القرآن berito ayuu bilabmayaa.
Kala Soco Barnaamijka oo dhameystiran Pagekeena La Noolow Qur'aanka - لنحيا مع القرآن

04/10/2021

Barnaamijka Aan La Noolano Quraanka Bisha Ramadan
Kala Socda Barnaamijka oo dhameystiran Pagekeena La Noolow Qur'aanka - لنحيا مع القرآن

04/03/2021

Balanqaad Barnaamijka la noolow Quraanka oo isagoo dhameystiran aad pagekan Bisha Ramadan Insha Allah

04/03/2021

Assalamu Alaikum,

Walaalaha sharafta leh kani waa Pageka Rasmiga ah aad ka daawan doontaan Xalaqaadkii Barnaamijka لنحيا مع القران Bisha Ramadan.
Ka mid noqo walaalaha nagu xiran hadaadan ka mid aheyn Like and Follow saar sida aad u daawato Xalqadah Xigga.

Mahadsanidiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Regina?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Regina, SK