04/23/2025
Ma rabtaa xirfad dhab ah oo kaa caawisa shaqo helid, horumar iyo kalsooni xirfadeed?
Baro QuickBooks Desktop waa aalad muhiim u ah qof walba oo ka shaqeeya xisaabaadka ama maamulka xogta!
Ma dareemaysaa in ay tahay waqtigii aad la jaanqaadi lahayd isbeddelka dhanka software-yada xisaabeed?
Bal is weydii: Maxaa dhici kara haddii aad aqoon fiican u leedahay xisaabaadka, laakiin aadan la socon barnaamijyada casriga ah ee suuqa looga baahan yahay?
Waxaa laga yaabaa in si sahlan fursado shaqo laguu dhaafiyo, sababtoo ah xirfadahaagii lama jaanqaadeen horumarka.
________________________________________
Koorso oo aad ku baranayso:
◾️QuickBooks Desktop Accounting
◾️software setup
◾️Abuurista shirkad & dejinta preferences
◾️Maamulka Customers, Vendors & Items
◾️Gelinta & Bixinta Bills, Invoices & Payments
◾️Banking, Reconciliation & Reporting
Hadda waxaad helaysaa 85% qiimo dhimis ah!
👉 Fursad kooban oo loogu talagalay ardayda doonaysa in ay mustaqbalkooda xoojiyaan iyo qof walba oo doonaya in uu horumar ka gaaro noloshiisa.
📞 Nala soo xiriir si aad isugu diiwaangeliso:
WhatsApp: +252 61 2955532 .