Gelle Bashir

Gelle Bashir Founder of Xirfadlay.com and GelleCrypto.com — Somalia’s leading platforms for online learning and crypto education.
(1)

I mentor entrepreneurs in digital business and blockchain.

31/08/2026

Maanta Waa Maalinta Ugu Dambeysa!

15% Summer Discount-ka Xirfadlay wuxuu ku egyahay maanta oo ah 31-ka Agoosto 2026.

Haddii aad qorshaynaysay inaad barato xirfad cusub, maanta ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka Xirfadlay.

Waxaad baran kartaa:

• Programming & Web Development
• Cybersecurity
• Data Analysis
• Accounting
• Graphic Design
• Video Editing
• Digital Marketing
• AI
• Crypto & Forex
• English iyo koorsooyin kale

Ha sugin ilaa discount-ku dhammaado—maanta isdiiwaangeli.

👉 https://xirfadlay.com

Xirfadlay — Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.

29/08/2026

Cryptocurrency iyo waxa kala haysta soomaalida...

Lacagtu mar waxay ahayd jirtay xoolo, hadhuudh iyo alaab la isku beddelo, ka dib waxay u guurtay shilimaad bir ah oo dahab iyo qalin ka samaysan, markii dambena xaashiyo iyo kaadhadh bangi.

Maanta waxaanu markhaati ka nahay wajigii ugu danbeeyay kaasoo ah Cryptocurrency.

Dad badan markay maqlaan Crypto ama Bitcoin, waxaa horteooda yimaada labo fikradood oo kala daran:
1️⃣: in ay tahay fursad markiiba hodan lagu noqdo
2️⃣: ama in ay tahay wax SCAM ah oo lacagta lagu lunsado.

Labadaas fikradoodna midna sax ma aha, waana dabinka ay had iyo jeer ku dhacaan kuwa aan aqoonta fiican u lahayn suuqan.

Sababta ay dad badan oo Soomaali ah lacagahooda ugu waayaan suuqa Crypto-da ma aha in suuqu xun yahay ama uu SCAM yahay, ee waa in ku dhawaad 85% dadka soo galaa suuqan ay si indho la'aan ah u soo galaan iyagoo dheeran, kadib markii ay arkeen dhowr kor-u-kac oo uu suuqani sameeyay.

Halkii ay ahayd inu ku qalabaysnaadaan aqooon sal adag ku fadhida oo majoor ah.

Ma taqaan sida loo qiimeeyo mashruuc Crypto ka hor inta aadan maalgashan? Ma garanaysaa farqiga u dhexeeya Market Cap, Volume, Max Supply iyo Circulation Supply?...... Ma ka warhaysaa sida loo ilaashado furahaaga gaarka ah si aan lacagtaada loo dhicin?

Si aad aqoon sax ah oo aasaas ilaa heer sare ah uga hesho suuqan, dugsiga wuxuu kuugu talogsahay koorsada dhamaystiran ee "Somali Cryptocurrency Course: Crypto Bilow ilaa Dhammaad".

Koorsadan oo ka kooban 70 cashar oo si habsami leh kuu dhisaya, waxaad ku baran doontaa:

✅ Aasaaska iyo taariikhda Blockchain iyo Cryptocurrencies.
✅ Sida loo adeegsado jeebadaha dhijitaalka ah ee aaminka ah sida Metamask.
✅ Sida loo isticmaalo madallada waaweyn ee lacagaha lagu kala beddelo sida Binance iyo Crypto com.
✅ Sida Soomaalida dalka ku sugani u iabsan karaan ama u sell gareyn karaan lacagaha dhijitaalka ah.
✅ Sida loo isticmaalo TradingView iyo falanqaynta bilowga ah ee jaantusyada.
✅ Habab wax ku ool ah oo lacag loogu sameeyo Crypto iyo sida looga baaqsado khiyaanooyinka suuqa ka jira.

Ugu dambayntii, uma baahnid wax aqoon h**e ah ama farsamo h**e oo aad u leedahay Crypto-da, wax walba eber ayaa lagaaga bilaabayaa iyadoo looguugu fasirayo afkaaga hooyo oo aad u fudud.

Qeybta Faallada eeg ⬇️.

29/08/2026

Muxuu Suuqa Crypto u daatey & (DCA) 🚀 Buy The Dip

27/08/2026

Bitcoin iyo Gold waan ku talin in la maalgashto.

Mashruucan Simodi Gold waa muhiim.

26/08/2026

H**e ma iskula adeegsatay Wordpress iyo Elementor iyo AI?

Waa layaab soo ma ahan?

WordPress waa mid ka mid ah hababka ugu caansan dunida uguna fudud ee loo adeegsado dhismaha website casri ah, iyadoo aanay xitaa kaaga baahnayn inaad aqoon h**e u leedahay coding-ka ama programming-ka.

Waxaana kaalayn weyn ka gaystay Elementor Page Builder oo ah Plugin aan innnnnnnba caadi ahayn, oo si fudud Drag and Drop ugu dhisaya website-ka oo dhan, halkii aad code madaxa ku wareeriya ka qori lahayd.

Kaagama baahan in aad single line of code qorto haba yaraatee, waa soo jiid, sii jiid uun. Sidaas oo ay tahayna waxaa safarkaaga kugu wehelinaya wax aynaan ka fursan karin waana AI-ga.

Si aad haddaba u barato sida website qurux badan WordPress loogu dhiso, oo soo jiidasho leh, isla markaana si kaalay arag ah u shaqeenaya, iyadoo loo marayo Elementor Page Builder, isla markaana la kaashanayo AI-ga, waxaan kuugu bishaaraynaynaa koorsadeenan cusub ee "Web Design with WordPress, Elementor & AI" oo heer sare leh loguugu diyaariyay.

Koorsadan oo ka kooban 37 cashar oo si qoto dheer leh loo qaabeeyay, waxaad ku baran doontaa:

✅ Aasaaska iyo qoto-dheeraanta uu leeyahay CMS-ka ugu caansan dunida ee WordPress.
✅ Sida loo adeegsado Elementor Page Builder iyo sida loogu abuuro pages quxur badan.
✅ Awoodda AI-ga oo aad u adeegsan doonto inaad ku kordhiso wax-soo-saarkaaga.
✅ Jawi ama deegaan gabi ahaantii bilaash ah, oo kombuyuutarkaaga dhexdiisa ah, adigoon wax kharash ah ku bixin domain ama hosting.
✅ Kayd buuxa oo ay ku jiraan sawirro tayo sare leh, qoraallada website-ka, iyo midabo h**e u diyaarsan, oo just ku sugaya uun.

Koorsadani waa isku-goosad wixii la odhan jiray, waxaa ku dhan Wordpress oo ah CMS-ka ugu caansan dunida, iyo Elementor oo ah Page Builder aan haba yaraatee kaaga baahnayn coding, iyo yaa kale hee? AI-ga oo aynu ka wada dharagsanahay wuxuu yahay.

Waxa aad maanta barato, waa miraha aad berri guran doonto. Ha lumin wakhti kale, isla hadda booqo bogga koorsada, oo daawo muuqaalkeeda hordhaca ah ka hor inta aadan iska diiwaan-galin.

Comment-ga ka eeg.

25/08/2026

Weli buuggan ma akhriday?

25/08/2026

Maalgashiga Cryptocurrency A ilaa Z | Sidee Loo Bilaabaa? – Complete Crypto Guide

🔥 Bitcoin ayaa gaadhay $80k.
24/08/2026

🔥 Bitcoin ayaa gaadhay $80k.

Coin-ka $XRP hal toddobaad kaliya ayay ku qaadatay inuu gaadho meeshii ugu sarreysay 7-dii bilood ee u dambeysay.
24/08/2026

Coin-ka $XRP hal toddobaad kaliya ayay ku qaadatay inuu gaadho meeshii ugu sarreysay 7-dii bilood ee u dambeysay.

24/08/2026

Adresse

Ringlaan 17/A Brecht Regus
Brecht
2960

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Gelle Bashir publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'école

Envoyer un message à Gelle Bashir:

Raccourcis

Partager