Radio kasmo

Radio kasmo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio kasmo, Childcare service, Rajshahi Division.

12/11/2022

Caruurta 9-15bilood u dhaxeso side lagu garta in dareenka maqalka usan lageyn

22/09/2022

Hadal jedinta xildhiban xadoole

10/01/2022

TOOS:-Khudbadda MW Farmaajo oo ka hadlaya arrimo Xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka.

27/12/2021

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta loo diiday inuu soo galo Villa Somalia ayaa hadda hadlay.

27/12/2021

DEGDEG: Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Afgambigii dhicisoobay ee Farmaajo damacsanaa iyo Tallaabada ay tahay in la qaado.

SHARE

25/12/2021

Musharrax C/raxmaan C/shakuur Oo aad u xanaaqsan ayaa yiri “ Farmaajo wuxuu u socdaa wejigii labaad ee muddo kororsiga, Farriintiisna wuxuu soo dhexmariyey Guddoomiyihii h**e ee Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamad Mursal”

16/12/2021

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa sheegay iney sii Wadayaan Hawlgalka Lagula Dagaalamayo Maandooriyaha xili Maanta ay Qabteen Warshad Sameysa Calaqa

14/12/2021

Rw rooble oo u mahad celiyayay Madaxweynaha Jabuuti

Address

Rajshahi Division

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio kasmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share