Coach Ayanle Aysar

Coach Ayanle Aysar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Coach Ayanle Aysar, Personal coach, Rajshahi Division.

Certified Life Coach | CEO of Dedaal Academy | Leadership & Human Development Trainer | Public Speaker | Event Organizer | 20M+ Digital Impressions | 150K+ Community Across Social Media || Follow Me 🙏🏻

Nolosha weligeed lama sheegin xilli ay wax walba fududaayeen, duniduna caqabado ka madhnayd. Jiil kasta oo dunidan soo m...
04/09/2026

Nolosha weligeed lama sheegin xilli ay wax walba fududaayeen, duniduna caqabado ka madhnayd. Jiil kasta oo dunidan soo maray wuxuu haystay cudurdaar uu sheegi karo, balse dadku waxay ku kala duwanaayeen: qaar cudurdaarkii ayay qaateen oo waxba ma aysan samayn, halka qaar kalena ay iska diideen cudurdaarka oo ay xal iyo sabab ay ku guulaystaan la yimaadeen.

Weligaa ha sugin in noloshu fududaato; adigu xoogayso naftaada, oo yeelo kartida aad noloshan adag kaga gudbi karto.

Jumce wanaagsan.

02/09/2026

Kani waa Muuqaalka Dib-U milicsigga Hargeisa Networking Night 🎥

Laba kulan, kumannaan xidhiidh iyo fursado cusub — safarkeenuna weli wuu sii socdaa.

Waxaan dib u milicsanaynaa halkii aan ka soo bilownay, annagoo u sii Socona cutub cusub oo ka weyn kana Saamayn badan kuwii h**e.

Markii 3aad — Halku dhiga ( MAALGASHI )
📅 29–30 Oktoobar 2026
📍 Serene Sarovar Premiere Hargeisa — 5-Star Hotel

Hargeisa Networking Night 3rd Official Announcement ❤️🙏🏻
02/09/2026

Hargeisa Networking Night 3rd Official Announcement ❤️🙏🏻

📢 OFFICIAL ANNOUNCEMENT | HNN 3RD EDITION

We are pleased to officially announce the 3rd Edition of Hargeisa Networking Night (HNN), taking place on 29–30 October 2026 at Serene Sarovar Premiere Hargeisa — 5-Star Hotel.

Following two successful editions, HNN returns with an expanded two-day experience, bringing together entrepreneurs, investors, business leaders, executives and professionals for learning, investment conversations and meaningful connections.

HNN 3rd — INVESTMENT

Connecting Capital. Creating Opportunities. Building the Future.

📅 29–30 October 2026
📍 Serene Sarovar Premiere Hargeisa
🎓 Day One: Business Masterclass — 100+ Participants
🤝 Day Two: Gala & Networking Night — 300+ Participants

Registration, partnership and sponsorship opportunities are now open.

📞 Official Contact: 063 602 6666

HNN 3rd — Where Capital Meets Opportunity.

Afar sano ka hor ayaan qoray:Waxyaabaha aan nolosha ka bartay1. Isku day la imow; ugu dambayn waad ka midho-dhalin doont...
01/09/2026

Afar sano ka hor ayaan qoray:

Waxyaabaha aan nolosha ka bartay

1. Isku day la imow; ugu dambayn waad ka midho-dhalin doontaa.

2. Qof kasta ha uga sheekayn himilooyinka waaweyn ee aad leedahay; dadku mar walba ma jecla in laga horumaro.

3. Guushu waxay inta badan ku xidhan tahay dadka aad taqaanno iyo xidhiirrada wanaagsan ee aad dhisato.

4. Wax kasta oo noloshaada kusoo mara, Alle sabab ayuu uga leeyahay; cashar ka baro.
5. Wakhti badan ha ku lumin raalli-gelinta dadka kale. Wakhtigaaga ugu badan geli naftaada iyo horumarkeeda.

6. Waxa aad maanta haysato waxaad ku kasbatay wixii aad h**e u samaysay; waxa aad mustaqbalka doonayso inaad hesho waxay ku xidhan yihiin waxa aad maanta samayso.

7. Maalmaha guuldarrada, isku-buuqa iyo jahawareerka, casharro badan kala hadh.

8. Dadku ha kuu kala soocnaadaan: qaar waa saaxiibbo guud, qaar waa ehel, qaarna waa dad aad wada shaqaysaan. Dhammaantood si wanaagsan ula dhaqan, laakiin qof kasta meeshiisa garo.

9. Hantida ugu qiimaha badan ee aad leedahay waa aqoonta, xirfadaha iyo horumarka aad naftaada geliso.

10. Halka aad maanta nolosha ka taagan tahay iyo waxa aad haysato, waxaa jira kumannaan qof oo kale oo ku hamminaya. Ku mahadnaq, kana faa’iidayso.

29/08/2026

Umadda Kaliya ee tiin beerata ee tufaax doonaysaan Nahay ! 😭🫵

Xalka Bulshadeena Hal & Laba Sheeg

28/08/2026

Qiso saaxiibtimida dhabta ah waa tan oo Kale !

27/08/2026

Ku dhamaan qalin-Jabiyayaasha Sanadkan Kusoo dhawaada Nolol aan la qishi Karin !

25/08/2026

Meesha aad Joogtid ayaa samaysa qiimahaaga—Garo qiimahaaga 🫵🙏🏻

24/08/2026

Qayrkeen weeyaan—Madaxda soomaalidu inay inaga shaqaystaan bay u yimaadaan Inay inoo shaqeeyaan Ma rabaan 😭

24/08/2026

Dad badan Natiijada uunbay arkayaan—Laakiin ma oga Dhibaatada laga soo maray Natiijadaan🤐🙏🏻

Address

Rajshahi Division

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coach Ayanle Aysar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Coach Ayanle Aysar:

Shortcuts

Share

Category