Garasho Media

Garasho Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garasho Media, Education, Dhaka.

25/11/2021
28/06/2021

Ravi Teja Oo shaqada filim jilista dib u ambaqaadi doona,SRK filim cusub, Race4, Toofaan OTT+NEWS Riix Link hoos
https://youtu.be/0tHeKBwzoj4

25/06/2021

Taarikhda Akshay Kumar Socdaalkiisa Fanka waa mid cajaaib ah ka daawo Link hoos yaalo Riix👉https://youtu.be/shzNZ-5FhXQ

Photos from Mo Talyaani's post 01/01/2021
06/01/2020

Rajnikanth (Jeestoole) oo afka furtay"Suniel Shetty (Balwaan)haloo istaago hana loo sacab tumo waa bini'aadamka ugu wanaagsan abid aan arko"
Hadaba Rajni ayaa dhowaan ka hadlay xalfad
Wuxuu yiri fadlan Suniel ha loo istaago hana loo sacbiyo afar sano ayuu filim jilista iska dhaafay so uu aabihiis u daryeelo, waa bini aadanka ugu wanaagsan aan la shaqeeyay 40 sano aan fanka ku jiro''.
Dagaalka feerka na dhex maraayo wuu iga taxadiray xoogiisana ima adeegsan waana wax aan laga heli Karin qof walba xaqiiq ahaan dabci ahaan Suniel sifiican ayaan u bartay waana qof aan la gaari karin. Dhawaan filim ayay isla soo wadaan
Suniel qof walbo ayaa jecel king of Action
Aragtidaada comment noogu reeb

Want your school to be the top-listed School/college in Dhaka?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Dhaka