11/11/2018
Cuntada Iyo Isku Daaweynteda
Nutrition and healthy eating tips, recipes, articles and more from registered dietitians - the food and Nutrition experts
to eradicate food taboos in the globe
Manage Emotional Eating. Weight Management, eating Well & Lose Weight
promote the nutrition education programs
11/11/2018
The doctor of the future will no longer treat the human frame with drugs, but rather will cure and prevent disease with nutrition.
http://journals.lww.com/co-psychiatry/Abstract/2006/07000/Incidence,_prevalence_and_mortality_of_anorexia.10.aspx
Incidence, prevalence and mortality of anorexia nervosa and... : Current Opinion in Psychiatry Purpose of review: The purpose of this review is to evaluate the recent literature on the incidence and prevalence of and mortality associated with eating disorders. Recent findings: General-practice studies show that the overall incidence rates of anorexia nervosa remained stable during the 199...
22/11/2016
Cinabku Waxa Uu U Fiican Yahay
Dadka waaweyn ha ogaadaan waxa Uu U leeyahay Dadka Waaweyn Wax Tar Caafimaad
16/11/2016
Midhaha
-----------------------------------
Waxaan idiin soo wadnaa barnaamij aad u fiican oo aan kaga hadli doono khudaarta iyo faaidooyinkeeda caafimaad ee jidhka
09/11/2016
http://ceelsheekhmedia.com/index.php/2016/11/09/isku-daaweynta-nafaqo-ee-cudurka-wadne-xa
Isku Daaweynta Nafaqo Ee Cudurka Wadne Xanunka (Nutritional Treatment of Heart Disease) Cudurka halbowlayaasha wadnuhu (Cardiovascular disease) waa magaca guud ee cudurro ku dhaca wadnaha iyo xididdada dhiigga qaada ee jirka dhex mara. Cudurka halbowlayaasha wadnuhu waa cudurka kowaad…
............... VITAMIN C ...............
Vitamin C Waa Fiitaminada Ku Milma Biyaha Waxaana Loo Yaqaan ( L-ascorbic acid )
Inyar Oo Fiitamin C Ayaa lagu Keydiyaa Jirkeena Inta kale Waxey Raacdaa Kaadida
FAAIDOOYINKA WUU JIDHKEENA U LEEYAHAY VITAMIN C WAA
------------------------------------------------------------------------
1- Sun Saare Weeyaan Fitamin C waxa Uu Jidhka Ka Saara Sunta
2- Wuxuu Dhisaa Ama Sameya Lafaha
3- Waxa Uu Ka Hortagaa Dhiig Yaraanta Isagoo Fududeynaya In La nuugu Maadada (Iron)
4- Wuxuu Ka Hortagaa Wadne Xanuunka
5- Wuxuu Caawiya Maskaxda Inay Qabato Hawlo Badan
6- Wuxuu Kor U qaadaa Habdhiska Difaaca Jidhka
HADUU KUGU YARAADO FITAMIIN C WAXYAABAHA KUGU DHICI KARA
----------------------------------------------------------------------
Ciridka Oo Ku Dhiiiga
Ilkaha Oo Ku Dhiiga
Ciridka Oo Ku Qodma
Lafaha Oo ku Yaraada
Iyo Xanuuno Kale Oo Aad U badan
CUNOOYINKA LAGA HELO
---------------------------
Liimaha Dhamntoood
kaabash
Baradhada
Tamaandhada
broccoli
Khudrada Cagaaran
Caanaha Oo Xadi aad u yar laga helo
XADIGA AAD QAADAN KARTO EE VITAMIN C
------------------------------------------
Raga 90 mg maalintiiba
Dumarka 75mg
Hadii Qofku Sigaaryo Cab Yahay Waxa loogu darayaa 35 Mg Malintiba oo Dheeraad ah
Please Share
Registered Dietitian (RD)
Nutritionist
Waad Mahadsamtihiin Dhamaan Asxbta Ku Xidhan Pageka Cuntada Iyo Isku Daweynteda
------------------------------------------------------------------------------------
Wixii Talo Iyo Tusaale Inaad Na Siisaan Diyaar Ayaanu Idiin Nahay
Intiina Messege Yada Faraha Badan Noo Soo direysa Waad Ku Mahadsantihhiin Hadaanu H**e Idiinku Soo Jawaab Weyno Please Noo Dul Qaata Qof Kasta Xaq Ayuu U leeyahay In Aaanu Qancino Una Jawaabno
Waad Mahadsanitihiin Dhamanten
Cuntadda Iyo Isku Daweynteda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Dhaka
00880
18/05/2017