Madrassa Ummulquraan

Madrassa Ummulquraan مدرسة أم القرآن لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية

Sagal Cabdullahi Jaamac oo ka mid ah hooyooyinka ay ubadkoodu dhameeyeen barashada Qur'aanka kariimka ayaa munaasabadda ...
21/12/2022

Sagal Cabdullahi Jaamac oo ka mid ah hooyooyinka ay ubadkoodu dhameeyeen barashada Qur'aanka kariimka ayaa munaasabadda ka jeedisay kalimad mahad celin ah.

Sheykh Cumar Musdhafa, waxa uu ka mid ahaa martida kasoo qeyb gashay Xafladda Qalin jebinta Ardayda dhamaysay barashada ...
21/12/2022

Sheykh Cumar Musdhafa, waxa uu ka mid ahaa martida kasoo qeyb gashay Xafladda Qalin jebinta Ardayda dhamaysay barashada Qur'aanka kariimka ee Madrassa Ummulquraan.

Sheykh Cabdul-caziiz, waxa uu ka mid ahaa martida kasoo qeyb gashay Xafladda Qalin jebinta Ardayda dhamaysay barashada Q...
21/12/2022

Sheykh Cabdul-caziiz, waxa uu ka mid ahaa martida kasoo qeyb gashay Xafladda Qalin jebinta Ardayda dhamaysay barashada Qur'aanka kariimka ee Madrassa Ummulquraan.

Munnasar, Ayman, iyo Anas.Waxay ka mid ahaayeen Ardayda dhamasay Qur'aanka Kariimka, waxayna soo bandhigeen bandhig aad ...
21/12/2022

Munnasar, Ayman, iyo Anas.
Waxay ka mid ahaayeen Ardayda dhamasay Qur'aanka Kariimka, waxayna soo bandhigeen bandhig aad u qurux badan.

Sheikh Muxamed Cumar iyo Sheikh Muxamed Mucalim Naxar.
21/12/2022

Sheikh Muxamed Cumar iyo Sheikh Muxamed Mucalim Naxar.

21/12/2022

Hadal jeedintii Sheikh Muxamed Sheikh Cumar ee Xafladda Qalin jebinta Ardayda Qur'aanka dhammaysay barashada Qur'aanka Kariimka ee Madrassa Ummulquraan.

21/12/2022

Qeyb ka mid ah Kalimad uu Sheikh Yahya Al-Banna ka jeediyay Xafladdii Qalin-jebinta Ardayda dhammaysay barashada Qur'aanka kariimka.

21/12/2022

Full Video -
Xafladdii Qalin-jebinta Arday ka tirsan Madrassa Ummulquraan oo dhamaysatay barashada Qur'aanka kariimka.

⏫⏫Sawirro dheeraad ah oo ku saabsan Xafladda qalin-jebinta Madrassa Ummulquraan ee la qabtay 17-12-2022
19/12/2022

⏫⏫
Sawirro dheeraad ah oo ku saabsan Xafladda qalin-jebinta Madrassa Ummulquraan ee la qabtay 17-12-2022

Xaflad Qurux badan oo loo qabtay Arday dhamaysatay barashada Qur'aanka kariimka.--Waxaa maalintii shalay oo sabti aheyd ...
18/12/2022

Xaflad Qurux badan oo loo qabtay Arday dhamaysatay barashada Qur'aanka kariimka.
--
Waxaa maalintii shalay oo sabti aheyd (17/12/202) Xaflad ballaaran oo qurux badan loo qabtay arday ka tirsan Madrassa Ummulquraan oo dhamaystay barashada Qur'aanka kariimka.

Xafladan oo aheyd mid si heere ah loo soo agaamisay ayaa ka dhacday Xaafadda Mayfair, magaalada Johannesburg ee dalka South Afrika.

Waxaa Xafladda kasoo qeyb galay : culimo, ducaad, macallimiin, waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Qaar ka mid ah Ardayda sannadkan dhamaysay barashada Qur'aanka kariimka ayaa munaasabadda ku soo bandhigay fantasiyo cajiib ah oo ay soo diyaariyeen, waxaana ugu dambeyntii la guddoonsiiyay shahaadooyin iyo haddiyado kala duwan oo ay ugu talo galeen Maamulka iyo Macallimiinta Madrasada.
---

Address

145 Sth Avenue Mayfair
Johannesburg
2108

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madrassa Ummulquraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Madrassa Ummulquraan:

Shortcuts

Share

Category