Iftiin Educational Expo

  • Home
  • Iftiin Educational Expo

Iftiin Educational Expo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftiin Educational Expo, Education, hargeisa near hargeisa sinoma, .

Iftiin Educational Expo is a national academic event organized by Dedaal Academy to connect students in Somaliland with universities, colleges, and scholarship providers.

Jumca Mubarak Iftiin Educational Expo 🕌🙏🏻
27/02/2026

Jumca Mubarak Iftiin Educational Expo 🕌🙏🏻

23/08/2025

Muuqaal soo koobaya Dhacdadii Career Guidance Forum oIftiin Educational Expo oo Kulmiyey In Kabadan 700+ Arday. Mahadsanidin DahabPlus 👏

🎥Sir Ayaanle🙏🏻

🌟 Gabagabo & Gunaanad – Iftiin Educational Expo 🌟Alxamdulillaah, waxaa si guul leh inoogu soo dhammaaday Iftiin Educatio...
23/08/2025

🌟 Gabagabo & Gunaanad – Iftiin Educational Expo 🌟

Alxamdulillaah, waxaa si guul leh inoogu soo dhammaaday Iftiin Educational Expo, oo ahaa madal isugu keentay arday, macallimiin, jaamacado, hay’ado iyo shirkado si ay u wadaagaan aqoon, waayo-aragnimo iyo hagitaan muhiim ah oo la xiriira waxbarashada iyo horumarinta dhalinyarada.

Dhacdadan waxay ahayd mid xambaarsan fursado qiimo leh oo ardaydu ka faa’iideen, isla markaana abuurtay isdhexgal, dhiirrigelin iyo rajo cusub oo ku saabsan mustaqbalkooda waxbarasho iyo shaqo.

🙏 Mahadcelin Gaar ah
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan:
• Ardayda ka soo qeyb gashay.
• Jaamacadaha & xarumaha waxbarasho ee na garab istaagay.
• Shirkadaha & hay’adaha taageeray dhacdadan.
• Marti sharafta qiimaha badan ee jeediyay qudbadaha & tababarada.
• Iyo dhammaan bulshada ka qeyb qaadatay hirgelinta madashan.

Iftiin Educational Expo waxa uu noqday tusaale muuqda oo muujinaya sida wadajirku u horseedo horumar iyo isbeddel togan. Waxaan rajaynaynaa in sannadaha soo socda aan sii ballaarin doono oo aan dhalinyaro badan gaarsiin doono iftiinka aqoonta. 🌍📚✨

🏅 Mahadcelin & Shahaado SharafWaxaa sharaf weyn noo ah inaan u mahadcelinno DahabPlus kaalintii muhiimka ahayd ee ay ka ...
23/08/2025

🏅 Mahadcelin & Shahaado Sharaf

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan u mahadcelinno DahabPlus kaalintii muhiimka ahayd ee ay ka qaateen taabogalinta & hirgelinta Kulanka Iftiin Educational Expo.

Si muujin ah qadarin & mahadnaq, waxaan guddoonsiinay Shahaado Sharaf taasoo ka tarjumaysa taageerada ay u muujiyeen horumarinta waxbarashada & dhallinyarada. 🌟🎓

📚 Hema BooksWaxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Education...
23/08/2025

📚 Hema Books
Waxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Educational Expo.

Tani waxay qayb ka tahay taageerada shirkaddu u fidiso dhalinyarada waxbarashada & horumarka bulshada, taas oo dhiirrigelin iyo xusuus gaar ah u noqotay ardaydii ka qayb gashay madasha. 🌟🎓

📚 SahanbooksWaxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Education...
23/08/2025

📚 Sahanbooks
Waxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Educational Expo.

Tani waxay qayb ka tahay taageerada shirkaddu u fidiso dhalinyarada waxbarashada & horumarka bulshada, taas oo dhiirrigelin iyo xusuus gaar ah u noqotay ardaydii ka qayb gashay madasha. 🌟🎓

📚 Iqra BooksWaxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Education...
23/08/2025

📚 Iqra Books
Waxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Educational Expo.

Tani waxay qayb ka tahay taageerada shirkaddu u fidiso dhalinyarada waxbarashada & horumarka bulshada, taas oo dhiirrigelin iyo xusuus gaar ah u noqotay ardaydii ka qayb gashay madasha. 🌟🎓

🎁 Shirkadda AboostoWaxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Ed...
23/08/2025

🎁 Shirkadda Aboosto
Waxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydii ka soo qayb gashay Kulanka Iftiin Educational Expo.

Tani waxay qayb ka tahay taageerada shirkaddu u fidiso dhalinyarada waxbarashada & horumarka bulshada, taas oo dhiirrigelin iyo xusuus gaar ah u noqotay ardaydii ka qayb gashay madasha. 🌟📚

🎁 Shirkadda Iibinta Electronics ee MaqbuulWaxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydiIftiin Educatio...
23/08/2025

🎁 Shirkadda Iibinta Electronics ee Maqbuul
Waxay hadiyado qiimo badan & kala duwan ku gudoonsiisay ardaydiIftiin Educational Expolanka

Tani waxay qayb ka tahay taageerada shirkaddu u fidiso dhalinyarada waxbarashada & horumarka bulshada, taas oo dhiirrigelin iyo xusuus gaar ah u noqotay ardaydii ka qayb gashay madasha. 🌟📚

🌟✨ Iftiin Educational Expo – Qaybta 5aad ✨🌟
22/08/2025

🌟✨ Iftiin Educational Expo – Qaybta 5aad ✨🌟

🌟✨ Iftiin Educational Expo – Qaybta 4aad ✨🌟
22/08/2025

🌟✨ Iftiin Educational Expo – Qaybta 4aad ✨🌟

Address

Hargeisa Near Hargeisa Sinoma

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiin Educational Expo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share