05/05/2026
Hambalyo agaasimaha guud ee W. Waxbarashada mudane Mukhtaar Maxamed Colujoog.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gahayr Adult Education, Education, .
05/05/2026
Hambalyo agaasimaha guud ee W. Waxbarashada mudane Mukhtaar Maxamed Colujoog.
Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa lagu wargelinayaa ardayda dugsiga Gahayr Adult Education in berri oo Arbaca ah uu fasax yahay iskuulku, ayna berri tahay maalin Roob doon.
15/04/2026
● Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda jecel barashada qur'aanka kariimka ah in xarunta ay kuugu diyaar tahay qaybta quraanka aroorta h**e.
● Tirada ardayda la qaadanayo way kooban tahay fadlan h**e u gaadh .
FG: xilligu waa 5:30 ilaa 7:30 subaxnimo .
الدّال على الخير كفاعله.
25/03/2026
𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝘂 𝗺𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶 𝗴𝗼’𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮’ 𝗰𝗮𝘆𝗶𝗺𝗮𝗻
Haddii aad tahay qof shaqeeya ama mas’uuliyad kale kugu taxaluuqdo, waxaan kuu diyaarinay fursad dahabi ah oo aad dib ugu bilaabi kartid waxbarashadaada adigoo aan ka tagin hawlahaaga gaarka ah.
GAHAYR 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹
📞 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
Telesom: +252 063 4564765 | 063 4740099
Golis: +252 090 7123262 | 090 7870444
30/11/2025
Barnaamij waxbarasho oo kusocda Ardayda 8aadka ah ee magaalada .
Hallaga faa'iidaysto.
Kala xidhiidh numberada kala ah :
Telesom. 063-4564765/063-4740099
Golis 090-7123262 / 090-7870444
29/11/2025
.
Maanta Oo sabti ah Taariikhduna kubeegantahay 29/November/2025.
Dugsiga Gahayr Adult Education wuxuu shaacinayaa ardayda gashay kaalmaha usarreeya ee fasallada kala duwan ee iskuulka, Imtixaankii bishan .
Maamulka iyo macallimiinta dugsiga waxay bogaadinayaan una hambalyaynayaan dhammaan ardayda kasoo muuqatay kaalmaha sare ee imtixaanka.
Hiigsiga iyo yoolka Dugsiga waa kor uqaadidda wacyiga, aqoonta, iyo tayada ardayda.
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay marwalba utaaganyihiin dhiirigalinta iyo maamuusidda ardayda dadaashay.
.
Kala xidhiidh numberada kala ah:
063-4564765/063-4740099
090-7123262 / 090-7870444
OGAYSIIS
waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Ardayda iyo waalidka , in maanta oo sabti ah la shaacin doono ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaankii billaha ahaa ee bisha 11aad.
Diyaar ahow.
25/11/2025
Waxaan dhisnaa Mustaqbal wanaagsan, adigoo cashar kasta oo aad barato ka qaadanaya 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻, 𝗞𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗶 iyo 𝗥𝗮𝗷𝗼 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯.
Waxbarashadu ma aha buugaag oo keliya — waa safarka dhisaya 𝘀𝗵𝗮𝗸𝗵𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮, kuuna diyaariya inaad ka adkaato caqabadaha nolosha.
📚 Ku soo biir dugsiga 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹 si aad uga mid noqoto 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗮𝘆𝘀𝗮!
𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
📞 063 4740099 / 063 4564765 | 090 7123262 / 090 7870444
.
21/11/2025
.
Maalinta macallinka Soomaaliyeed .
Dugsiga waxbarashada dadka waaweyn Ee Gahayr Adult Education , wuxuu hambalyo udirayaa dhammaan macallin kasta oo soomaaliyeed.
Macallinku waa iftiimiyaha nolosha, hagaha jiilala badan, barbaariyaha caqliga iyo aqoonta.
Mahadsanid macallin.