05/02/2023
apply to college in Canada and Find it your letter of Acceptance.
Abyan Agency for Canadian colleges .
submitting student applications for canadian colleges.
05/02/2023
apply to college in Canada and Find it your letter of Acceptance.
Abyan Agency for Canadian colleges .
02/02/2023
ardeyda xiiseynaysa Graphic design and Interaction design program, wxaad ka helysaa college kan George Brown college o kuyaala Toronto Canada. application kisa waxaa kaa caawinaysa Abyan Agency for Canadian colleges . lasoxidhiidh shirkadan wixi faah faahina.
❗️Interested in Bridging into a Degree Program?
Did you know School of Design - George Brown College offers two Honours Bachelor Degrees in Brand Design and Digital Experience Design? Second and third-year students in an applicable Advanced Diploma program (Graphic Design and Interaction Design) with a GPA of 3.2 or higher are eligible to bridge into the third year of a degree.
Contact us http://bit.ly/3kZ5A9b to learn more!
28/01/2023
waad xareysan kartaaa wali kaama xidhna.
kala so xidhiidh Abyan agency for canadian colleges.
It is not too late to join ‘Class of Your Own’ at George Brown College in 2023. Check out our programs and apply now, 🔗 in bio.
🎓📚🖊️
17/01/2023
welcome the Canadian colleges in Canada through Abyan Agency for Canadian colleges. 🇨🇦
Featured on an episode of CBC Marketplace, NC's own Chef Professor Michael Olson began 2023 with a national television appearance! View the segment here ⤵️
https://www.niagaracollege.ca/insidenc/2023/01/10/cbc-marketplace-chef-professor-olson-dishes-on-healthy-option/
14/01/2023
Ardeynimo ku imow Canada si aad aqoon sare uga hesho dunidan sadexaad .
We asked incoming students what they are looking forward to the most this term.
12/01/2023
the best colleges in Canada🇨🇦
Happy 1st day of classes 🥳 We hope you have lots of fun this semester, make great friends and knuckle down with your studies.
12/01/2023
Humber college waa COLLEGE yada ugu badan ee aqbala Ardeyda Caalamiga ah (International students) wadankan Canada🇨🇦, Hadaba shirkada Abyan Agency for Canadian colleges baa kaa caawinaysa inaad kuso biirto college yadan.
Haven't registered for the winter semester yet? The last day to add a course is Friday, January 13, 2023. For more important dates, check out the Academic Calendar: http://ow.ly/g1oj50M4Nk9
Visit the Registration Road Map at humber.ca/registration to find all the information you need for registration.
GEORGE BROWN COLLEGE , TORONTO, CANADA 🇨🇦.
Hadaba hadi rabto ina waxbrasho kutimaado Canada 🇨🇦, Abyan Agency for Canadian colleges . ayaa kaacawinaysa xogta kusaabsan waxbrashada lagu yimaado wadankan Canada. sido kalena kuu buux buuxinaysa Formka application ka ee college kan si online ah taas oo aad kaheli donto insha allah warqada aqbalaada Insha Allah.
08/01/2023
Canada waxa ay kordhisay dadka cusub ee ay rabto inay soo dhawayso sanadkan 2023 , kaas oo ay kamid yihiin ardeyda , Shaqaalaha iyo dadka dalxiiska ku imanaya( Temporary resident) .
hadaba hadi ardeynimo aad kurabto ina kutimaado Canada. hadaba ka faa idayso jaanis kaas. soo kale Abyan Agency for Canadian colleges . waxay kaa caawinaysaa inay kuu tilmaanto college yada ugu fiican ee ardeyda aqbala, walibana waxay sokale kaa caawin inay kuubuux buuxiso application formka hab online ah .
Update!📣
After reviewing approved applications from late last week, we have exceeded our Immigration Levels Plan target and welcomed over 437,000 new permanent residents to Canada in 2022. 🎉
-----------------------------------------------------
In 2022 we welcomed 431,645 newcomers to Canada—the largest number in a single year in Canadian history. Canada has experienced one of the fastest recoveries from the pandemic with help from newcomers who continue to enrich our communities across the country: https://www.canada.ca/en/immigration-refugees-citizenship/news/2022/12/canada-welcomes-historic-number-of-newcomers-in-2022.html
As we plan to continue welcoming historic numbers of newcomers in 2023, we added resources, streamlined our application processes by bringing many online, and continue to increase the number of permanent residence, temporary residence, and citizenship applications processed.
06/01/2023
XOG KUSAABSAN VISAHA WAXBARASHO EE LOOYAQAAN STUDY PERMIT.
waa maxay study permit?
Study permit waa document waxbrasho oo kuu ogolaanaya ina Canada kugasho si aad wax ubarato, gelina aad ushaqaysatid.
sidee loo codsadaaa STUDY PERMIT?
Horta guud ahaan waa inaad visahan codsataa intaanad iman wadanka Canada adoo ka codsanaya safaarada kuugu dhaw ee canada.waxaad ku codsan kartaa Online ama inaad sitoosa waraaqahaaga ugayso xafiiska qabta ardeyda doonaysa visaha ee looyaqaaano (Canada visa application centre). waxaana kuufiican aniga talo ahaan inaad online kucodsato
SI AAD UCODSATO VISAHAN MAXAA LAYGA BAAHAN YAHAY ?
waa inaad haysataa waraaqda aqbaalada (LETTER OF ACCEPTANCE, LOA) EE college ka ama jaamacada aad ka codsatay. waliba jaamacdaas ama college kaa aad codsatay waa inuu katirsan yahay college ama jaamacada dawladu aqoonsan tahay ee ladhaho DESIGNATED LEARNING INSTITUTION (DLI).
YAA CODSAN KARA VISAHAN OO LOO OGOL YAHAY?
1: cid kasta oo waraqdaas aqbaalada ah ee college ku ama jaamacadu siisay haysta
2: qof kasta oo dakhli fiican oo kufilan haysta
3:qof kasta oo sharciga wadanka u hoogaansan oo warqad dambi la aana haysta
4: qof kasta oo caafimaad qaba oo xanuunada la isqaadsiiyo aan qabin sida jooniska.
MAXAA KUXIGA MARKAAD CODSATO VISAHA WAXBRASHO ?
Waxaad maraysaa faro iyo indho , waxaadna keenaysa sawiro kur ah. intaas kadib jawaab khayr leh baad sugaysaa
like saar page kan Abyan Agency for Canadian colleges . Si kaaga caawiyo visaha ardeynimo iyo xogaha kusaabsan oodhan