30/08/2023
Gudoomiyaha guurtida Somaliland ayaa ku soo gacan saydhay madaxda ururada siyaasada oo ugu tagay dacwad ay ka qabaan go.aamadii ay soo saaareen madax dhaqameedka Habar Jeclo .
Gudoomiye Saleeban ayaa ururada siyaasada u cadeeyey in heshiis-kaas aan la joojin karin , oo uu danta qaranka yahay .
“ Waar heshiiskani waa daad ee anigu daad ma joojin karo ….” Ayuu yidhi .
28/08/2023
08/07/2023
07/07/2023