Abaal Education Consultancy BB

Abaal Education Consultancy BB

Share

Adeegyada ay bixiso shirkadda
1. Sharciyeynta shahaadooyinka ardayda iyo tarjumadooda.
2. Xareenta admisionada & soo sarista aqbalaada Jaamacadaha.
3.

Xareynta Visa Applications.
4. Fududenta dib u dejinta Dalka Turkiga, etc

19/11/2020

Dhamaan bahda wax barashada gaar ahaan ardada dhamaysatay dugsiga sare waxa diyaar ah Full scholarship 100% ah ee dalka turkiga , fadlan horey u gaar Abaal Education Consultancy xarunteed magalada baydhabo.

F.G. Admission-ka jaamacadaha waxay ku egyihiin December 2020.

Fadlan ka faaideso fursadan qaaliga ah

25/09/2020

Bandhiga fursad waxbarasho Abaal Education Consultancy Baidoa Branch.
Is diiwaan gelintu way socotaa, si aad isu diiwaan geliso fadlan booqo xafiiska Abaal oo ku yaala agagaarka shirkadda Beco ee magaalada baydhabo.

22/09/2020

Fursad Waxbarasho

Shirkadda Abaal Education Consultancy, Baidoa Brach waxay ugu bishaareynaysaa ardada dhamaysatay dugsiyada sare in baahida loo qobo waxbarsho heer jaamacadeed ee dalka dibadiisa ay ka haqab tiri doonto.

Adeegyada shirkadda Abaal ay idin qabaynayso waxaa kamid ah.

1. Sharciyeynta shahaadooyinka ardayda iyo tarjumadooda.
2. Xareenta admisionada & soo saarista aqbalaada Jaamacadaha.
3. sameenta Travel health insurance & xareenta Visa Applications.
4. Diyaarinta Deegaanka (Hostels/Yurta) ardayda degi laheed.
5. Hagista safarka ardayda & Geynta ama ka doonis airport
6. Qaadashada Simcards & isku xerida Waalidka iyo Ardayga .
7. Fududeenta dib u dejinta Dalka Turkiga & Xareenta Sharciga.
8. Bixinta Qarashka semesterka koowaad ardayga helo jaamacada.
9. Caawimad dhemestiran ee dhinaca nolosha & waxbarashada Turkiga.

horey u gaar xafiiska Abaal Education Consultancy qeybteeda Baidoa ,Isha street ama kala xiriir:

+252612206109, +252612491155 ama

Email Address : [email protected]

Study in Turky

Registration is Open now.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website