Dalladda Dugsiyada Qur aanka ee Somalia

Dalladda Dugsiyada Qur aanka ee Somalia

Share

Kuso dhawoow Daladda Dugsiyada Qu raanka Ee Somalia

23/08/2020

Dallada dugsiyada qur'aanka iyo macaahida diiniga ee soomalia
1. Dallada waxaa loo aas aasay in ay nadaamiso waxbarashada diiniga ah
2.dallada waxey bixisaa shahaado la aqoonsanyahay
3.dallada waxey si gooni ah u diyaarin doontaa nidaamka waxbarashada diiniga ah
4.dallada waxey dajisay nidaam guud oo loo dajiyay dhamaan dugsiyada qur'aanka iyo macaahida diiniga ah ee soomaliys
5. Dallada waxaa laga aqoonsanyahay wasaarada ooqaafta iyo arimaha diinta ee soomaliya

21/08/2020

1 Mideynta Dugsiyada Qur'aanka Kariimka iyo Macaanidda Diniga

2 Nimaadinta Barayaasha Macaahidda Diinga ah iyo Macallimiinta Quraanka

3 Samaynta qaab mideysan oo lagu xifdin karo Qur aanka Karimka

4 Suuragelinta shahaado la aqoonsan yahay

5 kor u qaadista wacyigelinta bulshada ee barashada Diinta

6 Soo saaridda arday leh aqoon fiican ee dhinaca diinta

7 kor u qaadidda tayada iyo muuqaalka goo baha lagu barto Qur aanka Kariimka

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website