IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE

IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE

Share

Iqra Primary School – Balanballe
Providing quality primary education with strong moral values, discipline, and excellence.

Shaping responsible and confident future generations. waxa laguso bandhiga xaalada joogtada ah ee dugsiga

18/02/2026

Ramadan Kareem 🌙

Iqra Primary School – Balanballe waxay ardayda, macalimiinta, waalidiinta, iyo dhammaan bulshada u rajaynaysaa bisha barakaysan ee Ramadaan mid kheyr, nabad, iyo barwaaqo leh.

Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada, hana inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta fadliga bishan suuban.

Ramadan Mubarak

31/01/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Iskuulka Iqra Primary School
wuxuu si rasmi ah u furmayaa
Axad, 1-da bisha labaad (February)

Ardayda oo dhan waxaa la farayaa inay
iskuulka yimaadaan subaxnimada h**e.

Maamulka Iskuulka
Iqra Primary School

25/07/2023

War Gelin…
Ogeysiis dugsiga hoose dhexe ee iqra primary school balanballe waxuu ku wargaliya dhmn ardada iyo waalidiinta in wax kabadal lagu sameeyay xilliga furitaanka sannad dugsiyeedka 2023-2024

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug waxay ogeeysiinaysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahda Waxbarashada Galmudug in isbeddel lagu sameeyay waqtiga uu furmaayo sanad Dugsiyeedkaan 2023-2024.

______________Dhamaad _______________

19/10/2022
Photos from IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE's post 19/10/2022

tani waa subax kale oo ilaahy dhulka roob iyo barwaaqo kushubay
Da,yartuna ay wax barasho udareereen
Roob ku xalay uu,da ay bariisaduna ay dhibicda ku hayso dhulkuna raysyahay
maalintuna Arbaco tahay ardayduna ay soo,aalo aqoontooda kusaabsan ay is waydiinayaan
19/10/2022
IQRA primary school Balanballe Waa mid kamida Hoyga tacliinta Balanbale, galgaduud

31/08/2022

Asc bahda aan halkan ku midownay

Photos from IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE's post 21/11/2020

WAXEY HANBALYO IYO FARXAD LAWADAAGAYAAN_DHAMAAN_MACALLIMIINTA_SOMALIYEED

14/10/2020

Asc dhmn umada soomaaliyeed meel kasta oo aad dunida ka joogtaan maanta waa maalin aad umurugo badan ee dalka iyo dadka soomaliyeed 14 oktoobar waa maalintii loo geystay xasuuqii banaa

Photos from IQRA PRIMARY SCHOOL BALANBALLE's post 14/08/2020

Waxey dhammaan macallimiinta iyo maamulka iskuulka iqro farxadda laqaybsanaynaa abdifitaax aaden cali oo dadaal badan oo uu sameeyay noqday ardayga kaalimaha sare kagalay galmudug ahna ardayga degmada ugu sarreeya waxaana leenahay hambalyo

28/07/2020

What is the solution of

X-9x+18=0

28/07/2020

Quadratic formula

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone