20/03/2026
عيد الفطر فرحة ما تكمل إلّا بوجودك، والعيد بهجة ما تحلى إلّا بقربك، كل عام وأنت بخير.
TUSE ACADEMY
CILMIGU WAA TUSE AMA TILMAAME
20/03/2026
عيد الفطر فرحة ما تكمل إلّا بوجودك، والعيد بهجة ما تحلى إلّا بقربك، كل عام وأنت بخير.
01/02/2026
FURSAD WAXBARASHO OO SI BUUXDA LOO MAALGELIYAY | Kiron Open Higher Education
Kiron Open Higher Education waa hay'ad caalami ah oo aan faa'iido doon ahayn oo fadhigeedu yahay Berlin, Germany, taasoo u heellan taageeridda qaxootiga, dadka magangalyo-doonka ah, iyo dadka gudaha ku barakacay (IDPs) iyadoo siinaysa fursad waxbarasho sare oo lacag la'aan ah iyo xirfado casri ah.
🎓 Fursaddan qaaliga ah, ardayda la soo xusho waxay heli doonaan:
Waxbarasho heer jaamacadeed ah oo dhanka internet-ka ah (Online)
Barnaamijyo tababar xirfadeed ah
Shahaadooyin caalami ah oo la aqoonsan yahay
Dhammaan koorsooyinka waxaa bixiya jaamacado sare iyo hay'ado caalami ah sida Coursera — waana BOQOLKIBA BOQOL LACAG LA'AAN.
✅ Yaa Codsan Kara?
Da'da 18 sano ama ka weyn
Qaxootiga, magangalyo-doonka, ama dadka barakacayaahsa (IDPs)
Dadka aan awoodin inay iska bixiyaan kharashka waxbarashada sare
Muwaadiniinta u dhashay Soomaaliya, Itoobiya, ama Ereteriya ee haysta dukumeenti sax ah (Baasaboor, Aqoonsiga Qaranka, ama Kaarka Qaxootiga)
🌍 Qodobada Muhiimka ah
💻 Waxbarasho 100% ah dhanka internet-ka oo waqtigeedu dabacsan yahay 🎓 Shahaadooyin si caalami ah loo aqoonsan yahay 👥 1,700 oo kursi guud ahaan, oo ay ku jiraan 700 oo kursi oo si gaar ah loogu qoondeeyay codsadayaasha Soomaalida, Itoobiyaanka, iyo Eritreanka.
📚 Maadooyinka/Qaybaha waxbarasho waxaa ka mid ah:
Teknoolojiyadda & IT-ga
Ganacsiga & Hal-abuurka Ganacsi (Entrepreneurship)
Cusboonaysiinta/Hal-abuurka (Innovation)
📆 Codsigu wuxuu furmayaa: Febraayo 05, 2026 📍 Habka Waxbarashada: Online (Kiron Campus)
🔗 Codso oo hel faahfaahin dheeraad ah: https://lnkd.in/dZK-sgP9
💡 Tani waa fursad dhab ah oo tartan leh. Horey u codso, hubina in dukumeentiyadaadu ay dhamaystiran yihiin.
👉 Fadlan la wadaag qoraalkan si aad uga qayb qaadato ballaarinta fursadaha waxbarasho iyo dhisidda mustaqbalka qof kale.
hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag
05/06/2025
تقبل الله منا ومنڪم صالح الأعمال
من العايدين " وڪل عام وانتم بخير ".
02/01/2025
اليوم جمعة ولك مني شمعة لا تذوب ولا تحترق فيها كل معاني الحب مجتمعة
13/12/2024
TIJAABI AQOONTAADA?
Ma isleedahey wax badan ayad ka taqaan COMPUTER HARDWARE.
Bal kaalay tijaabi aqoontaada oo gal linkga hoose ama scan garee QP Code.
https://forms.gle/SFZ6uJvRLCJ2f52H9
18/08/2023
JUMACA MUBARAK
16/08/2023
Tuse Academy Waxa u bixin doonaa course Archicad 2020.
Course waxa u bilaabmi doonaa 18 bishan Habenka sabti so galeyso iyo Xarunta Tuse Academy oo Ku taa Agagaaarka Schoolka Jaabo Jaabo.
wixii Faaahin ah kala so xidhiidh Number whats 63 6622666
Guushu dadaal bay u baahantahey
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |