20/09/2024
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dadka jecel barashada quraanka iyo culuumtiisa waxaan ugu bishaaraynaynaa in aan qabanayno arday cusub xalaqaadka kala ah 1_ تصحيح التلاوة
2_ تحفيظ القرآن الكريم
3_ الإجازات
4_ حفظ متون التجويد والقراءات
Ardada laqaadanaayo way koobanyihiin ee horay u soo gaar
FG. KALA XIRIIR WIXII FAAHFAAIN AH 00252618881091
29/04/2024
05/03/2021