Afric Academy

  • Home
  • Afric Academy

Afric Academy Iskuulka Barashada Luqadaha iyo Madooyinka Cilmiga

  qalin jabinta dufcadii 2aad ee iskuulka afric academyHambalyo dhammaan ardayda dhamaysay barashada cilmiga computer-ka...
09/10/2021

qalin jabinta dufcadii 2aad ee iskuulka afric academy
Hambalyo dhammaan ardayda dhamaysay barashada cilmiga computer-ka.

Afric Academy oogu imaaw aqoon tayo leh

Ogeysiis ogaysiis ogeysiis ogeysiisDhammaan waxa ogeysiieynaa dadweynaha jecel waxbarasho tayo leh oo idiin haayo Afirc ...
21/09/2021

Ogeysiis ogaysiis ogeysiis ogeysiis
Dhammaan waxa ogeysiieynaa dadweynaha jecel waxbarasho tayo leh oo idiin haayo Afirc Academy shool.
Schoolka waxaa kaheli kartaa maadooyin kala duwan sida:-
1. Maadda caafimaadka.
2.maadda computerka.
3. Maaddooyinka santiifiga.
4. Maadda englishka.
5. Maaddoyinka Afka-soomaliga/xisaabta.
6. Sidokale wuxuu leeyahay fasal adult.
Ku soodhawow waxbarasho tayo leh.
iyo macallimiin qibrad uleh.
Haddaa tahay ardey daneenaayo waxbarsho
Nagala soo xariir.
Tel:616404086/617199115.
Schoolku wuxuu ku yaal deg.hodan. gaar ahaan
Garoonka jaamacadaha
Hadii kale anaga nala soo xariir insha.allah.
Ku soodhawow waxbarasho qiima dhimis eh.

Ogeysiis Macadka Afric Academy waxu bilaabay qabashada arday cusub o ah dhaman courseka u bixiyo macdka Hadaba ka fa'ide...
26/08/2021

Ogeysiis
Macadka Afric Academy waxu bilaabay qabashada arday cusub o ah dhaman courseka u bixiyo macdka
Hadaba ka fa'ideysi wacan
Waxi faahfahin ah kala xiriir
0617587629, 0616404086

07/06/2021
Ogaysiis dhammaan ardayda gobolka benaadir waxaan dib ubilownay maadooyinka scientific-ga isdiwaan galintu way socotaa.H...
17/05/2021

Ogaysiis dhammaan ardayda gobolka benaadir waxaan dib ubilownay maadooyinka scientific-ga isdiwaan galintu way socotaa.

Hoyga aqoon tayo leh.
Afric Academy

Fursad waxbarasho oo tayo leh noogu imaw.Afric Academy
09/04/2021

Fursad waxbarasho oo tayo leh noogu imaw.

Afric Academy

Afric Academy education with quality
06/03/2021

Afric Academy education with quality

Hambalyo Maalinta Qoraalka Afka Soomaaliga!21-kii Janaayo, 1972 oo ku beegneyd shaley ayey aheyd maalintii sida rasmiga ...
22/01/2021

Hambalyo Maalinta Qoraalka Afka Soomaaliga!

21-kii Janaayo, 1972 oo ku beegneyd shaley ayey aheyd maalintii sida rasmiga ah loo shaaciyey qoraalka farta Soomaaliga.

Hadaba, tijaabi Af Somaaligaaga oo sheeg micnaha iyo ujeedada eryada hoos ku qoran;
1) Jarmaado
2) Baqool
3) Dhalandhool
4) Carraabo
5) Dheelmad
6) Guure

Education is the only way you are ever going to escape poverty ,,Honest thinkers can think big
18/01/2021

Education is the only way you are ever going to escape poverty ,,
Honest thinkers can think big

Ogeysiis,... Ardayda ku dhaqan Gobolka Banaadir waxaa lagu wargalinayaa in uu jiro seminar ku saabsan (how to prepare Ex...
12/01/2021

Ogeysiis,... Ardayda ku dhaqan Gobolka Banaadir waxaa lagu wargalinayaa in uu jiro seminar ku saabsan (how to prepare Exams, What is the best thing to do before an exam and how students can prevent stress from Exams) "sida loo diyaariyo Imtixaanada iyo waxa ugu fiican ee la sameeyo imtixaanka ka hor, iyo sidee ardaydu uga hortagi karaan wewelka ka dhasha imtixaanka?.

Tababarku waxa uu ka dhacayaa Afric School (Afric Hall) oo ku yaala Deg: Hodan, Agagaarka garoonka Jaamacadaha Wakhtiga tababarku dhacayo waa Jimcaha oo taariikhdu tahay 15/January/2021 03:00 PM galabkii.
Ilaalinta wakhtigu waa muhiim..

waa qayb kamid ah ardayda iskuulka afric.guulaysta waxbarta aan barwaaqo gaarnee
03/01/2021

waa qayb kamid ah ardayda iskuulka afric.

guulaysta waxbarta aan barwaaqo gaarnee

29/12/2020

Afric Academy
ardayda qalinjabisay

Address

Hodan District Mogadishu, Somalia

Telephone

+252615670536

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afric Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Afric Academy:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share