Xarunta Daraasaadka, Cilmi-baarista & La-talinta Sharciga

Xarunta Daraasaadka, Cilmi-baarista & La-talinta Sharciga

Share

Center for Legal Study, Research and Advocacy is a multi-dimensional center intended to represent c

Photos from Xarunta Daraasaadka, Cilmi-baarista & La-talinta Sharciga's post 28/12/2025

Qareen Zakariye Ismaaciil ayaa maanta gudoonsiiyay buugga XEERBEEG, Shirkadda buugta ee HORN PUBLISHERS, oo ay metalaayeen Qoraayaasha kala ah Qoraa sare Aw Cabdiqani Xasan Muxumed iyo Qoraa, Bare sare Daahir Jayte, intaas kadib Qareenka ayaa boogaadiyay shirkadda HORN PUBLISHERS oo shaqa wanaagsan kuso kordhisay bahda akhriska iyo Qoraalka ee jooga dalka iyo dibaddiisa.


20/12/2025

Waxaan ugu hambalyaynaynaa dhamaan Bahda Sharci yaqaannada iyo Xeerdejinta in buuggii lawada sugaayay ee XEERBEEG ee uu Qoray Qareen Zakariye Ismaaciil Nuur, uusoo baxay isla markaana laga heli karo goobaha lagu iibiyo Buugaagta ama kala soo xiriir 0617121363 iyo 0618121333

29/10/2025

Qareen Zakariye Ismaaciil Nuur, ayaa Maxkamadda u bayaaniyay in qodobada eedda ee Eedaysane Ismaaciil Yusuf Siyaad in aysan ahayn kuwa lagu dhaqi karo eedaysanaha difaac adagna soo bandhigay

29/10/2025

Difaaca Eedaysane Ismaaciil Yusuf Siyaad oo ay maxkamadda kaso jeedisay Abuukaate Xanaan Xaashi Cali

26/04/2025

BUUGGA XEERBEEG..............👀👀👀

17/09/2024

Hadal jeedinta iyo xiritaanka Gudd. Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed ee bandhiga buugga Qeydaddaar.


17/09/2024

Hadal jeedinta Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS mudane Faarax Shiikh Cabdiqadir ee bandhiga buugga Qeydaddaar.


17/09/2024

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Garyaqaan Xasan Cali Nuur Shuute ee bandhiga buugga Qeydaddaar.


14/09/2024

Hadal jeedinta ku simaha Guddoomiayah Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Dr. Cabdiwahaab Axmed Cali ee bandhiga buugga Qeydaddaar.


09/09/2024

Hadal jeedinta Avv. Burhaan Adam Omar ee bandhigga Buugga Qeydaddaar.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone