03/06/2026
🌿 Machadka Daarul-Xikmah Qur’aan Online 🌿
Ma rabtaa inaad barato Qur’aanka Kariimka adigoo jooga gurigaaga?
Machadka Daarul-Xikmah wuxuu kuu diyaariyey casharro online ah oo tayo leh.
📚 Waxyaabaha lagu barto:
📖 Akhrinta Qur’aanka Kariimka
🖊 Qoraalka Carabiga (Alif ilaa Yaa)
🎙 Tajwiid sax ah
🌙 Tarbiyad Islaami ah
💻 Casharradu waa Online
Waxaad ku baran kartaa Zoom iyo WhatsApp meel kasta oo aad joogto.
👨🏫 Macallimiin khibrad leh
🕒 Wakhti ku habboon ardayda
📲 Isdiiwaangeli hadda
WhatsApp: +252771913838
🌿 Ku soo biir Machadka Daarul-Xikmah Qur’aan Online
📖 Baro Qur’aanka si fudud oo sax ah.