05/05/2026
Magaalada Jarrati ee gobolka Afdheer ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday ol’olaha doorashada 7aad ee heer qaran, taas oo la filayo inay dhawaan ka qabsoonto dalka
Boqolaal taageerayaal ah oo ka tirsan xisbiga Barwaaqo, iyo qaybo kala duwan oo bulshada ah, ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada, halkaas oo ay si weyn ugu muujiyeen taageeradooda xisbiga
05/04/2026
Magaalada Hargeele ee Xarunta gobolka Afdheer waxaa si rasmi ah uga billowday ol’olaha doorashada 7aad ee dalka iyo deegaanka
Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ee magaalada Hargeele ayaa isugu soo baxay fagaaraha magaalada si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan xisbiga.
Shacabka iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo ayaa wadooyinka magaalada ku maray socod lug ah oo ay ku muujinayaan sida ay isugu duuban yihiin shacabka iyo Xisbiga Barwaaqo
04/28/2026
Magaalada,Raaso waxaa,kajira,Biyo La,aan Badan
Ceelashina Hal Ceel Mooye,intii kale, Mashaqeyaan, Cilad kutim Awgeed
Laakii Biyo Galintii Maxaa,kudhacay
Kolkedii horaba inyar oo nafta lagu sasabo ayaa, laguqabay
09/05/2025
Raaso
Xafladi mawlidka dhalashada
Nabiga
S.C.W
06/23/2025
Hmblyo zxp yusuf Abdi muhumed (Daacad)
iyo wllshy Kowser Dahir
Gurigiina gurinagi guurkiina guur khayrqaba
06/01/2025
Shim birtu geedka laanta ay kaga tagan tahay xattaa haddey jilic santahay
oo Ay lajabeyso k**a wal washo waayo waxay kalsooni kuqabtaa baalasheda