13/05/2023
Koobiyee ama meel kale u qaad xogtaada si fudud Wadooyin kala duwan -Baro Adeegsiga Computerka 14aad
About Lesson
i aysan xogtaada kaaga lumin, koobi ayaad ka sameyn kartaa xogtaada sida sawirradaada adigoo aan qaadin xogtaadii h**e ee orjinaalka ah. Hadii aad doonto in aad xog meel ka qaaddo oo aad geyso meel kale, waad sameyn kartaa weliba si fudud. Bal isku day.
Ku soo dhowow Channel-kayga, waxaad ka heli kadtaa muuqaallo faaido leh, oo iskugu jira aqoon kororsi, cilmi, barashada aqoonta la xiriirta technologyadda, vloggs, iyo casharro taxane ah. Fadlan ku xirnow, subscribe saar, gambaleelkana furo si uu kuu soo gaaro waxii cusub aan soo galiyo, muuqaalku markuu kusoo gaaro like saar asxaabtaadana la wadaag si ay uga faaideystaan, Mahadsanid
-----------------------------------------------
➡️ Follow ❤️
______________________________
https://www.facebook.com/profile.php?id=100083660858219&mibextid=ZbWKwL
http://www.instagram.com/mohamedadanz
http://www.tiktok.com/..adan
https://www.snapchat.com/add/mohamedadann