09/08/2024
Waligaa Arday Unoqo Dadka Sar - Sare Oo Ka Ag Dhowoow Yacni Dadka Noloshan Heerka Ka Gaaray Oo Dunida Ka Tagay iyagoo La Jecelyahay Aakhirana Tagay iyagoo RABBi SW Raali Ka Yahay 😊 ' Macalinkaaga Kowaadna Ka Dhigo Suubanihii Udgoonaa Ee Aan Jeclaan Lahayn inaan Dunida Ku Aragno صلى الله عليه وسلم 😊😊😊 ...
✍️🏻 Amiin Xaydar 🤴🤴🤴 ...