27/10/2024
Excess luggage Muxuu yahy hadey kugu dhacdona maxaad sameyn?
Intaanu qofku safar ubixin waxa uh**eeya usameeya waa in uu ticket goosto kadib Shandadaha wixii uu kuridi lahaa kafekero .
Shandadahaaga culeyskooda waa inaad kafiirsato ooo aad fiiriso inta Kg ee lagu siiyey.
Hadii ay dhaafto Kg lagu siiyey maxaa dhacaya?
Excess Micneheedu waa badnaan/dheeraad marka Aviation ka lajoogo waxa loo isticmaaala Extra ama saa’id Shirkadaha diyaarada markaad ticket kagoosato waxaad kuyeelan xadi kg oo ay kusiinayan hadii alaabtaadu kabadato Kg lagu siiyey waxaad bixin lacag dheerad ah .
Hadii aad lakulanto Excess luggage maxaad sameyn?
Shirkada diyaarada ee ticket ka goosatay waxaad baadhaa baggage rules keeda
Hadii aad kuduuleyso "Economy class" waxa lagu siin 15-20 kg shirkaduhu waa kukala duwaanan karaan marka hadii 20kg lagu siiyey alaabtaadina 25kg noqotay waxaad fiirisaa Inta kg ee laguu ogalyahay inad diyaarada la korto kadib inta dheeradka kugu ah gacanta kuqaadan kartaa
Hadaad ogtahay in in Kg dheraad ahi ku jiro alaabtaada xili h**e tag garoonka waxaad bixin advance tasoo ka badbaadineysa borosiijarka airportka maxaa yeelay marka Departure time soo dhawaado waxay sii kordhinayaan lacagta excess luggage laga qaado .
Waxaad sameyn kartaa in Kargo udhiibto alaabta kugu dheraadka ah tasoo kajaban ta shirkada diyaaaradu qaadeyso waxadna kuheli qiimo macquula alaabtaadina maalmo kadib waa kusoo gaadhi .
Musaafirka ka habsaama / ka daaha diyaarada alaabtiisa maxa kudhaca?
Qofku markuu soo galo Airport wuxu mara X-ray oo shaqadu kabilaabantaa kadibna wuxuu sameeya Check-in hadii wax walba usaxsanaadaan waxa lasiiya Boarding pass ka alaabtiisana waxa lagu dhejiyaa tag ay uu kudhegsan yahy QR sheeegaya qofka leh , xaguu usocdo , haduu yahay trasfer, waana ticketka shandadaha oo iyaguna safar gelaaya kadib waxa la dul saara track waxaana laraaciya conveyor belt ga .
Garoomada diyaaradu xagooda hoose ama underground ka waxa laga helaa (BHS) Baggage Handling System Waxaana uu leeyahay sorter si atomatik ah u akhrinaaya QR ka kadib udirayaa halkii saxda aheyd ee loo waday alaabta .
Intaa kadib Waxa bilaabma Handling in shaqaaluhu gacmaha kushaqeeyaan oo trailer (gaadhiga shandadaha lgu qaado/kargo) ay saaraan si loogu geeyo diyaarada.
Hadaba hadaan dhahno alaabtii waxa la saaray diyaarada lakkiin adigu waad ka habsaantey/daahdey maxaa dhacaya?
Qof check-in sameeyey lakiin diyaaradu ka daaaha waxa lagasoo dejin alaabtiisa diyaarada ilaa lagasoo dejiyo diyaaraduna makaceyso!.
Hadii alaabtaada lunto ama lawaayo maxaa dhacaya?
Sanadkii lasoo dhaafey 45 mılyan oo shandada lawaayey lakiin intooda badan 3-4 cisho lagu wareejiyey qofkii lahaa.
Hadii lawaayo oo heli waayo maxaad xaq uleeedahay?
Marka h**e intaad check-in kuwareejin shandaada magacaga kuqor si ay tadbiir kuugu noqoto markaad check-in kuwareejiso kadibna bagtag lagu siiyo hayso ilaa intaaad shandaada dib uheleyso bagtag wuxu cadeyn uyahay inaad alaabtadii shirkadaa kuwarejisay .
Hadii aad shandaada heli weydo adigaan ka bixin Terminalka waxaad tagtaa baggage service office ama lost and found waxaadna buuxin form kadib waxa lagu siin reference number aad kala socon in alaabtadii la helay iyo in kale.
Hadii aad aragto shandaadii oo jaban ama dhib kale soo gaadhey?
Marka h**e sawir ka qaad waxaadna tagtaa baggage service office waxaad buuxin form waxa lagu weydiin boarding pass , baggage reciept , passport , PNR kadib waxaad heli shandad cusub waana laguu gudi .
Alaabta lagu ilaawo Airport ka miyaa la iibiyaa?
Haaa!!!!
Wixii lagu ilaawo diyaarada dhexdeeda shirkada diyaaradu wey diwaan gelin markaa waa inaad laxidhiidhaa shirkada diyaarada.
Wixii lagu dhex ilaawo airport waxaad la xidhiidhaa baggage service office halkaas lagu hayn alaabtaada iyo report keedaba.
Alaabtii la ilaawey loona iman waayey miyaa la iibinayaa ?
Haaa alaabtaas waa lafiirin si looga diyaariyo report hadii ay ku jiraan wax xumaanaya sida cunto, liquid products etc 24 sacadood kadib waa latuura waxyaalaha kale waxa lahayaa 30cısho ılaa 60cısho wakhtigaas garooamadu waa kukala duwan yihiin garoomada diyaaradaha qaarba haya 6bilood kadib iibiya as second hand .
http://dhabahayeflight.com/
DhabaHaye Aviation Hub